ATLANTA, CIYAARO-Xoghayihii hore ee gudiga Olympica Somalia Ali Osman Ali oo haatan ku nool magaalada Atlanta ee dalka Mareykanka ayaa hanbalyo iyo bogaadin soo gaarsiiyay wariye Sunni Said Salah , taasoo ku aadan horamarka wanaagsan ee uu ka gaaray saxaafada sports.
Xoghayihii hore ee GOS ayaa dhanbaal uu soo gaarsiiyay Xafiiska war qabadka ee Ciyaaro Media [...]





















