Wargeyska ugu weyn dalka Kenya ee DAILY NATION oo lagu soo daabacay Wariye Sunni
NAIROBI, CIYAARO-Iyadoo uu heer gabagabo ah marayo Tababrka wariyayaasha sports Qaarada Afrika ayaa wargeyska ugu weyn ee dalka Kenya ee Daily Nation wuxuu wuxuu warbixin uu ka diyaariyay seminarka FIFA ku soo qaaday wariye Sunni iyo ka qeybalkiisa oo ah wariyaha kaliyaha ee somalia ugu qeybgalay tababarka FIFA.
Wargeysku wuxuu soo qaatay markii uu ka hadalayay wariye Sunni Website Sports ka faalooda ee uu www.ciyaaro.com iyo waaxda sports ee waagacusub.com oo uu ku sheegay iney yihiin kuwo si weyn ugu guuleystay iney wax ka qorida sports caalamka.
Si aad u aqristo warbixinta laga qoray wariye Sunni waxaa raacdaa link hoose
















C/qadir suni han,balyo waxad tahay sxb ku wayniin bah-deena sport ka guuleyso waliga nolaw sxb ku waar mustaqbal iftimiya thanks
sxb suni waa ku salaamay habmalyo