About Ciyaaro.com

Bogga Ciyaaro.com waxaa aasaasay saxafiga weyn ee ku takhasusay arrimaha ciyaaraha, Sunni Sacid Salah….

  • Share/Bookmark

15 Responses to “About Ciyaaro.com”

  1. Cayaaro waa loo baahnaa

  2. Hambalyo

  3. otto dheere waa salaamayaa waa halyeeyadii kubbada koleyga waana nin aan isku xaafad nahay ciyaaro waa web aan aniga aad ugu bogey waana u hambalyeynayaa dadkii soo abaabuley sidaas kuwada aan idin dhahay.

  4. woow masha alah walahi sxb wax lagu farxo waye web sababto ah
    waxa no sahashay sxb wax fican an ad ugu faraxno an wararka ugu danbeya cayaraha an ka helno
    boss thnx

  5. aniga uma bogin waayo wararka aad ku qorto webkan source-kooda saxda ah ayaan ka akhrisan karaa. marka wax qiimo ah iiguma fadhiyo webkaan. kuwa beenta siyaasada qora ayaa ka igala fiican laakiin dadka somalida ee aan afafka kale aqoon ayaan ugu hambalyeynaa in aad webkan u sameysay.

  6. wow waa wab si fican i qanciyeey walale

  7. waaw walaal Suni Saciid Saalim aad ayaa u mahad san tahay wayaao waa webka kaliya afsomali ku qore ciyaaraha oo dhan marka waxaan ku dha heey naa Aad iyo aad ayaat u mahad san tahay ilaah garab kaaga ha galo

  8. waaaaaaaaw rugcadaa sare sir suni wan ku salaamay sxb allaha kaa ajir siiyo sxb aad ayaad ugu mahadsantahay in aad umada usoo bandhigtid qubanayaasha sport kuwi ugu danbeeyay sxb thanks ayaan ku leeyahay

  9. asc dhamaan daadihiyeyaasha website kaan waan idiin mahad celinayaa sida saaxada leh ee aan eexda ku jirin oo aad wararka uga qortaan sportiga gudaha iyo dibada noolada wabilaahi towfiiq

  10. hi
    aniga fikir ahaan ima qancin webkan sababtoo ah ninka qoraa
    ma aha nin webkaan ee ka faalooda arimaha sportiga
    waxaan dhowr jeer oo hore aqriyay
    maqaalo uu qoray oo sal & raad aan laheyn,

  11. i would like to take this apportinity to say thanks again and again my freind Sir Sunni who is also the auther of this intresting website . really this web is became the most interested sports web in somalia although it runs only for months . this web covered all our sports needs and we really aprriate for your good jop . thaks graet sir .

  12. waad ku mahad santahay sida fiican ee aad uga haqab tirtaan daka xiiseeya ciyaaraha ee aan awoodayn in ay meel kale ka daalacdaan,waxaana idun kula talinayaa inaydaan ka caajisin hashan aad wadaan ee aad idunku iskiin isku xilqaamteen
    waad mahadsantihiin

  13. Aniga webkan waxan oran lahaa waa sida waaga cusub waayo waa isbaaro saxaafaded dadka ayaa baad loga qaataa waliba mas.uuliyinta marka wax macno ah sooma kordhinayo

  14. sxb waan idin salamaay dhamaantiin waxaan idin leeyahay webkani waa mid fiicantusaale anigu englishka waan aqaan hadana inta badan maqriyo websiteka englishka ah waa af baan leeyahay markaa kaygaan ku kalsoonahay sxb waxan idin leeyahay webka haianaga caayina sxb suni adana warar cusub kugur sxb mar walba si ay u ogaadaan sidaad walalahaaga somaliyeed wax ugu qabanaayso anana waan kula garab galaynaa dacaayada dadka wax magaratadaana dhag haudhugin walaalahaa wax uqabo (wabilaahi towfiiq)

  15. salaan aad iyo aad u qiimo badan ayaan hawada kuu soo marinayaa mr.suni waxaanan kuugu hambalyaynayaa si kal iyo laab kaalinta aad ka gashay siminarka iyo ka muuqashada aaad ka soo muuqatay goobta waxaan dareemayaa qof ahaan farxad aan la qiirooday waxaan ku leeyahay horey u soco cadawgaagana ha jabo .waa c/llahi faat EX.TIFAFTIRE QARAN ……………..MAHADSANID taleefankaaga waan rabi lahaa keygana waa 004748172077 markale mahadsanid

Leave a Reply