Garsoorayaal Somaliyeed oo ciyaar u aaday dalka Sudan
NAIROBI, CIYAARO-garsoorayaal ka tirsan xiriirka k/cagta somalia ayaa u kicitimay dalka Sudan si ay u soo dhex dhaxaadiyaan ciyaar ka tirsan koobka Confederation cup ee kooxaha Africa taasoo ay wada ciyaari doonaa kooxaha Al-Amal iyo Atraco oo Sudan iyo Rwanda ka kala socda.
Kulankaan oo ah lugtii 2aad ee tartanka Confederation Cup ayaa 2 daan kooxood [...]
African kings Egypt make world top 10
PARIS (AFP) – Newly crowned African champions Egypt were the biggest climbers in the FIFA world rankings published on Wednesday, leaping 14 places to 10th after their third straight Africa Cup of Nations triumph.
With the nine top-ranked sides all holding onto their places, Egypt’s rise was the biggest of the month.
Cameroon, eliminated by the Pharoahs [...]
Egypt oo sadaxeysatay Koobkii Horyaalnimada Africa
LUANDA, Angola (AP)—Egypt ayaa la hoyaaday koobkii qaramada africa ee African Cup of Nations markii 3aad oo isku xigta markii Mohamed Gedo oo ciyaarta badal ku soo galay uu goalkii guusha u dhaliyay daqiiqadii 85aad taaso keentay in ay 1-0 kaga taqalusaan Ghana ciyaartii finalaha.
Gedo waxaa intaa u dheer inuu noqday goal dhaliyah tartankaan markii [...]
Sidii loogu kala guuleystay tartanka African Nations Cup
LUANDA, (Reuters) – Waxaa la soo gabagabeeyay tartankii 27aad ee qaarada afrika, African Nations Cup , kaasoo dalka Angola ka furmay 10-kii Jan , hadaba waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa sidii loogu kala guuleystay African Nations Cup tan iyo markii la soo bilaabay (dalak brackets ku jira waa dalka marti galiyay koobka)
1957 – Egypt [...]
Nigeria oo booska 3aad xalaaleysatay
BENGUELA, Angola (AP)—Nigeria ayaa guuldaro u dhiibtay xulka ay iskala qeybgalayaan World Cup ee Algeria markii ay 1-0 u dhiibtay , sidaaana ay ku heshay biladaha maarta ah markii ay kaalinta 3aad ka gashay tartanka qaramada Africa ee African Cup of Nations.
Victor Obinna aya au dhaliyay goalka daqiiqadii 56aad Nigeria, taasoo ka soo kabatay guuldaradii [...]
Gabon oo 2012 koobka Nations Cup qaban doonta
LUANDA, (Reuters) – Gabon ayaa loo doortay iney qabto sanadka 2012 tartanka African Nations Cup iyadoo dalka la marti galinaya koobkaan ee Equatorial Guinea ciyaarta furitaanka lagu ciyaari doono, the Confederation of African Football ayaa sidaasi sheegay.
4 magaalo ayaa tartankan soo socda lagu ciyaari doonaa kaasoo sida la sheegay la qaban doono bisha January hayeeshee [...]
Warbixin la xariirta Ciyaarta finalah ee African Nations Cup ?
LUANDA, (Reuters) – waxaa Angola lagu soo gabgabeyn doonaa tartanka African Nations Cup kaasoo ay ciyaartiisa kama danbeysta ah isku fara saari doonaa xulalka Egypt iyo Ghana in Luanda.
*Kulaka caawa oo ah finalihii 27aad ee tartanka xulalka Qaarada Africa aya markii ugu horeysay ee la soo bilaabay waxaa koobkii ugu horeeyay qaaday Egypt sanadkii 1957, [...]
CAF oo 2 sano ciyaaraha ka mamnuucday xulka Togo
LUANDA, Angola (AP)—CAF oo ah xiriirka k/cagta ee maamula sports qaarada Africa ayaa 2-da sano ee soo socota wuxuu ciyaaraha ka mamnuucay xulka k/cagta ee Togo , kadib markii ay ka baxeen tartanka sanadkaan.
CAF ayaa hadal ay soo saartay maantay waxey ku sheegtay in cunuqabateentaan ay ka danbeysay markii ay dowladu farah la soo gashay [...]
Egypt oo koobkii 7aad u birtumaneysa
BENGUELA, Angola (AP)—Egypt oo xulka difaacanaya koobka qaarada africa ee African Cup of Nations ayaa soo caga dhigtay ciyaarta finalaha isagoo la ciyaari doona xulka Ghana kadib markii uu xulka Algeria 4-0 kaga adkaaday xalay ciyaartii semifinal.
Hosni Abd Rabou ayaa goalkii 1aad oo ahaa rigoore u dhaliyay daqiiqadii 37aad , Mohamed Zidan ayaa labeeyay markii [...]
Ghana oo 18 sano kadib finalah timid
LUANDA, Angola (AP)—Ghana ayaa soo gaartay markii ugu horeysay ciyaarta finalaha ah tartanka qaarada afrika ee African Cup of Nations mudo 18 sano ah markii Asamoah Gyan uu u dhaliyay 1-0 ay kaga adkaadeen Nigeria.
Gyan oo ah dhaliyaha goalka kaliyaha ee ka dhashay ciyaarta ayaa daqiiqadii 21aad u xaqiijiyay markii uu madaxa ku dhaliyay , [...]
Egypt beats Cameroon to reach semifinals
BENGUELA, Angola (AP)—Egypt captain Ahmed Hassan scored twice Monday to lead his team to a 3-1 extra-time win over Cameroon and into the semifinals against Algeria at the African Cup of Nations.
Making an African-record 170th international appearance, Hassan inadvertently gave Cameroon a 1-0 lead in the 26th minute by heading in a corner from Achille [...]
Nigeria win shootout to reach semis
LUBANGO, Angola (AP)—Two-time champion Nigeria beat Zambia 5-4 on penalties on Monday to advance to the semifinals at the African Cup of Nations where it will meet Ghana.
Goalkeeper Vincent Enyeama scored the decisive penalty after Thomas Nyirenda had missed for Zambia.
Enyeama dived to his right to stop Nyirenda’s penalty after Sikombe Chivhuta and Christopher Katongo [...]
Algeria, Ghana reach African Cup semis
CABINDA, Angola (AP)—Substitute Hameur Bouazza scored in extra time to give Algeria a 3-2 win over fellow World Cup qualifier Ivory Coast on Sunday and a spot in the semifinals of the African Cup of Nations.
Algeria, which is playing in the biennial tournament for the first time since 2004, will next face either defending champion [...]
Cameroon reaches quarterfinals at African Cup
LUBANGO, Angola (AP)—Cameroon twice came from behind to draw 2-2 with Tunisia and qualify for the quarterfinals of the African Cup of Nations on Thursday.
Tunisia’s Amine Chermiti headed in Khaled Souissi’s cross in the opening minute. Cameroon substitute Achille Webo set up Samuel Eto’o for the equalizer in the 46th.
Tunisia reclaimed the lead when Cameroon [...]
Zambia beats Gabon to top Group D
BENGUELA, Angola (AP)—Zambia reached the quarterfinals of the African Cup of Nations with a 2-1 win over Gabon on Thursday.
Zambia secured its first win in the tournament with goals from Rainford Kalaba and James Chamanga and will next face Nigeria after claiming first place in Group D.
Substitute Fabrice Do Marcolino pulled one back for Gabon.
Zambia [...]





















