African Sports

Lyon oo raadineysa Ciyaaryahan Gedo

Lyon oo raadineysa Ciyaaryahan Gedo

Lyon ayaa gacanta u fidisay weeraryahanka xulka Egypt Mohamed ‘Gedo’ Nagy , waxeyna rajeyneysaa iney soo xero galiso xidiga xulka faraaciita ee (the Pharaohs) bilowga xagaaga soo socda.
Gedo hada wuxuu u ciyaaraa kooxda reer Egypt ee Al-Ittihad Al-Sakndary hayeeshee hishiiska uu kula joogo ayaa wuxuu dhacayaa sanadka 2011, waxaana la soo wariyay in uu kooxda [...]

Ivory Coast oo macalinkeedii raacdeysay

Ivory Coast oo macalinkeedii raacdeysay

ABIDJAN, Ivory Coast (AP)—Ivory Coast ayaa raacdesay macalinkeedii Vahid Halilhodzic markii eed looga dhigay inuu wax natiijo ah uu ka keeni waayay tartankii qaramada Africa ee African Cup of Nations.
Ivorian Football Federation president Jacques Anouma ayaa ku dhawaaqay hadalkaasi lagu eriyay macalinkii xulkaasi , oo uu ka sheegay Tv dalkaasi.
Anouma ayaa intaaa ku daray in [...]

Maxkamada Sports Aduunka oo Togo ka Diiday…

Maxkamada Sports Aduunka oo Togo ka Diiday…

LAUSANNE, Switzerland (AP)—Maxkamada ugu sareysa sports aduunka ayaa diiday iney aqbasho racfaanka ay soo gudbiyeen xiriirka k/cagta Togo si loogu daro isreebreebka isku aadka koobka African Cup of Nations.
Maxkamada ugu sareysa sports aduunka ayaa go,aankaasi gaartay shalay, iyadoo 2 maalin kadib magaalada Lubumbashi, ee dalka  Congo lagu sameyn doono isreebreebka koobka qaramada africa.
Tartanka 2012 waxaa si [...]

Nigeria oo dooneysa Trapattoni

Nigeria oo dooneysa Trapattoni

ABUJA, Nigeria (AP)—The Nigerian Football Federation ayaa sheegay iney list macalimiinta ay doonayaan ay ku darsadeen macalinka xulka Ireland  Giovanni Trapattoni , kaasoo ay u doonayaan inuu xulka u leyliyo.
Hadal uu soo saaray xiriirkaasi ayaa lagu gaaray go,aankaasi kaasoo ka soo baxay kulankii gudiga fulinta, , iyagoo ku go,aansaday in Trapattoni lagu daro shortlist macalimiinta [...]

African kings Egypt make world top 10

African kings Egypt make world top 10

PARIS (AFP) – Newly crowned African champions Egypt were the biggest climbers in the FIFA world rankings published on Wednesday, leaping 14 places to 10th after their third straight Africa Cup of Nations triumph.
With the nine top-ranked sides all holding onto their places, Egypt’s rise was the biggest of the month.
Cameroon, eliminated by the Pharoahs [...]

Kooxo ka socday Qaarada Africa oo ku ciyaaray David Beckham Accademy

Kooxo ka socday Qaarada Africa oo ku ciyaaray David Beckham Accademy

LONDON, CIYAARO-Waxaa lagu qabtey David Beckham Accademy oo ku taal Xaafada Greenwich  ee magaalada London tartan loogu magacdarey African Nation Cup 2010, koobkaas oo ay ka soo qayb galeen 12 wadan jaaliyadahooda degan magaalada London loona kale qaybiyay labo qaybood, kuwaasoo kale ahaa dalalka Somalia, Djabuuti, Kenya, Algeria, Tanzania, South Africa, Mauritius, Ghana, Ethopia, Eritrea, Morocco [...]

Maamada Xafiiska Wasiirka Sports Fadhida Maxeey ka wadaa ? (Faallo kooban)

Maamada Xafiiska Wasiirka Sports Fadhida Maxeey ka wadaa ? (Faallo kooban)

MOGDISHO, CIYAARO-Sida aynu ognahay kubadda cagta somalia waxaa ay soo martey marxalado kala duwan oo macaan iyo qaraarba leh, marka loo eego garoomada lagu hardamana waxaa aad u soo buuxin jirey kumaan kun oo ruux oo taagerayaal jidbeysan u badnaa.
Somalida waxaa lagu tiriyaa dad si weyn u jecel sportiga gaar ahaan kubadda cagta iyada oo [...]

Mozambique oo ka yaabsatay Benin

Mozambique oo ka yaabsatay Benin

BENGUELA, Angola (AP)—Benin ayaa dhibicdii ugu horeysay ee tartanka Africa waxey heshay xalay markii ay 2-2 la gashay Mozambique kulankii ka tirsanaa Group C tartanka African Cup of Nations.
Razak Omotoyossi ayaa u dhaliyay daqiiqadii 13aad goal rigoore ahaa xulka Benin oo ay hogaanka sidaa ku qabatay , hayeeshee Mozambique defender Khan ayaa goal kii 2aad [...]

Malawi oo taariikh cusub dhigtay

Malawi oo taariikh cusub dhigtay

LUANDA, Angola (AP)— Rusell Mwafulirwa, Elvis Bryson Kafoteka iyo Davi Banda ayaa si weyn ugu farxiyay Malawi markii ay u gacan galiyeen guushii ugu horeysay ee ay taariikhda ka helaan tartanka African Cup of Nations iyagoo 3-0 u dhiibay xulka World Cup Africa u matalaya ee Algeria in Group A.
Mwafulirwa ayaa ku bilaabay goalkii 1aad [...]

Burkina Faso oo ku dhigtay Ivory Coast

Burkina Faso oo ku dhigtay Ivory Coast

CABINDA, Angola (AP)—Ivory Coast ayaa ku guuldareystay iney ka faaiideysto fursado badan oo ay heshay iyadoo ku hor ceebooday xulka ay sida weyn ugu awooda badantahay ee Burkina Faso oo ay 0-0 kula qaateen min hal dhibic in the opening Group B African Cup of Nations.
Ivory Coast, koobkaan kuma guuleysan hal marah maahane kaasoo ahaa [...]

Tartanka Africa oo 8 goal lagu daaha furay

Tartanka Africa oo 8 goal lagu daaha furay

LUANDA, Angola (AP)—Mali ayaa si la yaab leh isku badbaadisay iyadoo 4-0 lagu hogaaminayo ciyaartii furitaanka ee tartanka African Cup of Nations oo ku soo idlaatay 4-4 barbardhaca ah.
 Xidiga ka ciyaara horyaalka Saudi Arabia- Flavio ayaa Angola hogaanka u dhiibay daqiiqadii 36aad kulankii furitaanka ee Group A , 6 daqiiqo kadib goalkii 2aad ayey Angola [...]

European coaches face off in Africa

European coaches face off in Africa

CIYAARO, NAIROBI-The Africa Cup of Nations showcases the finest of the continent’s football stars, but most of them will be coached by Europeans at the tournament which kicks off Sunday with host Angola taking on Mali.
While Frenchman Hubert Velud’s Sparrow Hawks of Togo pulled out of the tournament Saturday following an armed attack on the [...]

Xulka Somalia oo 1-0 u dhiibtay Xulka Jabouti

Xulka Somalia oo 1-0 u dhiibtay Xulka Jabouti

NAIROBI, CIYAARO-xulka somalia ayaa galabtay xulka k/cagta ee jabouti 1-0 kaga adkaaday ciyaar ka tirsaneyd isreebreebka tartanka Chan CAF taasoo ka dhacday dalka Jabouti.
Tartankaan oo loogu talagalay iney ciyaaraan ciyaartoyda aan professional-ka aheyn ee ka ciyaarta horyaalada dalalkooda gudahiisa ayaa Somalia kulankii ugu horeeyay waxety ka soo hoysay guul  wax ku ool ah.
Qeybtii dabe ee [...]

Dabley weerartay Bus-kii waday Xulka Togo

Dabley weerartay Bus-kii waday Xulka Togo

LUANDA, (Reuters) – Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday oo rasaas ku furtay bus-kii waday ciyaartoyda xulka qaranka k/cagta Togo kuwaasoo ku sii jeeday ka qeybgalka tartanka qaarada African kaasoo Axada ka furmaya dalka Angola, weerarkaasi waxaa lagu dilay darawalkii Bus-ka sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 9 xubnood waxaa ku jira dadka dhaawacmay, 2 ciyaartoy [...]

Tunisia oo shaacisay ciyaartoyda African Nations Cup

Tunisia oo shaacisay ciyaartoyda African Nations Cup

TUNIS, (Reuters) – Macalinka xulka Tunisia Faouzi Benzarti ayaa ku dhawaaqay 23-ciyaartoy ee xulkaasi uu u xushay ciyaaraha bishaan 10-keeda ka furmaya dalka Angola ee qaramada xulalka afrika African Nations Cup finals in Angola.
Goalkeepers: Farouk Ben Mustapha (CA Bizerte), Aymen Mathlouthi (Etoile Sahel), Adel Nefzi (Club Africain)
Defenders: Yassine Mikari (Sochaux, France), Souhail Ben Radhia (Etoile [...]