Champion's League

Rooney oo cashir kale u dhigay AC Milan

Rooney oo cashir kale u dhigay AC Milan

(CIYAARO) -Wayne Rooney ayaa cashir kale u dhigay AC Milan markii uu 2 gool oo kale ka dhaliyay taasoo Manchester United u suura galisay iney si fudud ku dardarto Milan isla markaana ay soo gaarto wareega 8 da ee tartanka horyaalada yurub , markii ay 4-0 ku hadaafiyeen AC Milan kuna soo baxeen 7-2 isku [...]

Real Madrid oo boorsooyinka loo xir xiray

Real Madrid oo boorsooyinka loo xir xiray

(CIYAARO) -Real Madrid ayaa laga cirib tiray tartanka koobka horyaalada yurub markii 6aad oo isku xigta xalay,  kagadaale markii 1-1 bareejo ah ay la gashay Lyon, natiijadaasoo kooxda reer French ee Lyon 2-1 ku soo saartay isku celcelis ahaan goolashii ay kala dhaliyeen.
Madrid oo lagu qarash gareeyay aduun gaaraya ?250 million oo u dhigma ($340 [...]

Arsenal oo goolal ku harqisay Porto

Arsenal oo goolal ku harqisay Porto

(CIYAARO)— 3-gool oo uu Nicklas Bendtner markiisii ugu horeysay u dhaliyay taariikhdiisa Arsenal ayaa u suura galisay in 5-0 ku qaarajiyaan Porto xalay ciyaar ka tirsaneyd tartanka horyaalada yurub , iyagoo si fudud u soo gaaray quarter-final-ka koobka Champions League.
Samir Nasri iyo Emmanuel Eboue ayaa sidoo kale ka mid ahaa gool dhaliyayaasha, iyagoo 2da goo [...]

Bayern oo nasiibkeeda ku baxsatay

Bayern oo nasiibkeeda ku baxsatay

(CIYAARO) –Bayern Munich ayaa jaratay tikidkeeda ay ku aadeyso wareega 8-deeda ee quarter-final-ka tartanka Champions League wallow hadana ay qasaaro 3-2 ah kala kulantay kooxda ay martida u aheyd ee Fiorentina.
Kooxda reer German oo lugtii 1-aad ku soo adkaatay 2-1 ayaa badiskaasi ku fakatay, markii ay ku soo baxday wax loo yaqaan goolasha banaanka ay ku dhalisay [...]

Inter Milan oo wiilashii Chelsea kala dirtay

Inter Milan oo wiilashii Chelsea kala dirtay

MILAN (AP)—Esteban Cambiasso ayaa dhaliyay goalka guusha kaasoo keenay in Inter Milan ay 2-1 kaga adkaato kooxda Chelsea kulankii wareega -16-ka ee tartanka Champions League.
Weeraryahanka Inter Diego Milito ayaa hogaanka u dhiibay bilowgii ciyaarta Inter markii uu ka dhaliyay goalkii 1aad ee ciyaarta daqiiqadii 3aad ee ciyaarta hayeeshee Salomon Kalou ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta [...]

 Barcelona oo qal qal gashay

Barcelona oo qal qal gashay

CIYAARO-kooxda difaacaneysa tartanka European champions ee Barcelona ayaa dirqi ku basatay markii ay 1-1 la gashay VfB Stuttgart ciyaartii ka dhacaday garoonka Mercedes-Benz-Arena kulan ka tirsanaa lugta 1aad ee wareega 16ka ,koobka Champions League.
kooxda reer Germans ayaa hogaanka ciyaarta qabtay daqiiqadii 25aad markii uu goal ka ciyaarta ugu horeeyay uu dhaliyay Cacau hayeeshee Zlatan Ibrahimovic [...]

Olympiakos oo dhibcihii laga xayuubsaday

Olympiakos oo dhibcihii laga xayuubsaday

ATHENS (AFP) – Bordeaux ayaa qaaday tilaabo xoogan oo ay ka gaartay tartanka Champions League heerkiisa quarter-finals markii ay garaacday kooxda horyaalka Greek heysta ee Olympiakos oo ay u dhiibtay 1-0 lugta 1aad ee wareega-16 ka.
Girondins Bordeaux waxey u muuqataa iney haatan gaartay Champions League quarter-finals markii ugu horeysay markii Michael Ciani uu qeybtii hore u [...]

Xaalada Champions League

Xaalada Champions League

Ciyaaro- ciyaaraha Champions League ayaa la ciyaarayaa caawa iyo habeen danbe hadaba waxaad halkaan ka ogaan karta sida ay tahay xaalada kooxaha ciyaaraya kulamada caawa iyo habeen danbe:

Playing on Tuesday
VfB Stuttgart      v Barcelona
Misses next match if booked: Carles Puyol (Barcelona)
– - -
Olympiakos Piraeus v Girondins Bordeaux
Misses next match if booked: [...]

Porto beats Arsenal 2-1

Porto beats Arsenal 2-1

PORTO, Portugal (AP)—Radamel Falcao scored the second-half winner as FC Porto beat Arsenal 2-1 Wednesday in the first leg of their last-16 match in the Champions League.
Falcao pounced in the 51st minute, scoring following a quick free kick inside the penalty area after Arsenal defender Sol Campbell had made a backpass to goalkeeper Lukasz Fabianski, [...]

Bayern edges Fiorentina 2-1

Bayern edges Fiorentina 2-1

MUNICH (AP)—Substitute striker Miroslav Klose scored a contested goal in the 89th minute to give Bayern Munich a 2-1 win over 10-man Fiorentina in the Champions League.
Klose appeared offside when he headed in the ball but Fiorentina protested in vain.
“I haven’t seen the replays, but I have a feeling I was offside,” Klose said after [...]

Rooney oo guuldaro ku salaamay AC Milan

Rooney oo guuldaro ku salaamay AC Milan

LONDON (AP)—2 goal oo uu madaxa ugu dhaliyay Wayne Rooney kooxdiisa Manchester United ayaa u suuraglisay iney 3-2 kaga taqalusaan AC Milan, halka Lyon ay Real Madrid 1-0 ku qaarajisay wareega 16-ka ee tartanka Champions League oo xalay mar kale irdaha loo furay.
Bilowgii ciyaarta Ronaldinho ayaa hogaanka u dhiibay AC Milan markii uu ka dhaliyay [...]

Lyon oo 1-0  ku quusisay Real Madrid

Lyon oo 1-0 ku quusisay Real Madrid

LYON, France (AP)—Jean II Makoun ayaa dhaliyay 1-0 ay Lyon kaga taqalustay kooxda tirade ugu badan koobkaan ka heysata ee Real Madrid ,wareega 16 ka ee tartanka Champions League oo xalay dib qaarada yurub ugu bilaamay.
Xidiga khadka dhexe ee xulka Cameroon ayaa kubada uu goalka ku dhaliyay wuxuu ka qaatay gudaha qeybta garoonka ay ka [...]

7 sano kadib David Beckham vs Man U

7 sano kadib David Beckham vs Man U

LONDON (AP)—7 sano kadib markii uu ka tagay Manchester United, David Beckham wuxuu ka hor tagi doonaa kooxdiisii hore eek u soo caan baxay taasoo ak dhigay xidiga caan ah oo aduunka oo idil laga yaqaan , caawa wacey noqon doontaa markii ugu horeysay oo uu Beckham isagoo AC Milan ah uu weerar ku qaado [...]

Barcelona oo dhaawacyo hareeyeen

Barcelona oo dhaawacyo hareeyeen

MADRID,  (Reuters) – Barcelona waxaa ka maqnaan doona midfielder Xavi oo 15 maalmood maqnaan doona, kaasoo dhaawac daran uu soo gaaray, sida ay sheegtay kooxda heysata tartanka European champions.
30-jirkaasi kubad sameeyaha ah waxaa la badalay ciyaartii ugu horeysay ee sanadkaan ee laga badiyo kooxda hogaamineysa horyaalka La Liga axadii markii, 2-1 qasaaro ah ay kala [...]

Champions League iyo xaaladiisa

Champions League iyo xaaladiisa

CIYAARO- Tartanka looga xiisaha badan yahay ee Champions League ayaa caawa iyo habeen danbe la ciyaari doonaa lugtii 1aad ee wareega kala baxa hadaba waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa xaalada ay ku sugan yihii kooxda ciyaaraya:
Playing on Tuesday
AC Milan       v Manchester United
Misses next match if booked: Ignazio Abate (AC Milan); Nemanja
Vidic (Manchester United)
- – [...]