Europa League

Hamburg, Marseille, Juventus, Liverpool  oo soo baxay

Hamburg, Marseille, Juventus, Liverpool oo soo baxay

Liverpool iyo Fulham ayaa u soo baxay wareega 3aad ee tartanka 2aad ee ay ku hardamaan kooxaha qaarada yurub ee European League, halka kooxda Everton laga cirib tiray gabi ahaanba tartanka.
Hamburg, Marseille iyo Juventus, oo dhamaantood ah kooxo horey u qaaday European champions oo ay wehliso Liverpool, ayaa soo wada goostay ticket wareega 16ka.
Javier Mascherano, [...]

UEFA Europa League round of 32 draw

UEFA Europa League round of 32 draw

NAIROBI (CIYAARO) -The next obstacle in FC Shakhtar Donetsk’s bid to follow their victory in the last UEFA Cup with success in the inaugural UEFA Europa League will come with a round of 32 tie against Fulham FC after today’s draw.
Salzburg challenge
Like all section winners and the four UEFA Champions League sides with the best [...]

5 kooxood oo u soo baxay Europa League

5 kooxood oo u soo baxay Europa League

LONDON (AP)—Hertha Berlin, Fulham, Panathinaikos, FC Copenhagen and FC Brugge ayaa xaqiijiyay iney u soo baxeen wareega 2aad ee tartanka Europa League.
Bobby Zamora iyo Bjorn Helge Riise ayaa Fulham u kala dhaliyay 3-2 ay kaga adkaadeen Basel iyadoo kooxda reer London ay sidaasi ugu mid noqotay 32 kooxood ee u soo baxay Europa League.
Hertha Berlin, [...]

Shakhtar, PSV, Valencia & Bremen  Oo Damaashaaday

Shakhtar, PSV, Valencia & Bremen Oo Damaashaaday

LONDON, (Reuters) – Shakhtar Donetsk ayaa wali sii wada guulihii ay ka gaareysay tartanka qaarada cusub ee Europa League gaar ahaan Group J oo ay xalay 4-1 ku waraabisay Serbia’s Partizan Belgrade iyadoo sidoo kale guulo ay la hoyaadeen PSV Eindhoven,Valencia and Werder Bremen.
Ukraine club Shakhtar, oo aheyd kooxdii sanadkii tagay qaadatay koobka la tirtiray [...]