History

Sidii loogu kala guuleystay abaalmarinta xidiga sanadka ee Africa

Sidii loogu kala guuleystay abaalmarinta xidiga sanadka ee Africa

ACCRA, March (Reuters) – List of African Footballer of the Year award winners:
1995: George Weah (AC Milan, Italy and Liberia)
1996: Nwankwo Kanu (Inter Milan, Italy and Nigeria)
1997: Victor Ikpeba (Monaco, France and Nigeria)
1998: Mustapha Hadji (Deportivo Coruna, Spain and Morocco)
1999: Nwankwo Kanu (Arsenal, England and Nigeria)
2000: Patrick Mboma (Parma, Italy and Cameroon)
2001: El Hadji Diouf [...]

Balotelli oo diidan inuu u ciyaaro Ghana

Balotelli oo diidan inuu u ciyaaro Ghana

MILAN, (Reuters) – Weeraryahanka kooxda Inter Milan Mario Balotelli ayaa sheegay inuusan dooneyn inuu u ciyaaro xulka Ghana, oo ah meesha uu asal ahaan ka soo jeedo , wallow uu yahay (Italy-born), ciyaaryahan ku dhashay dalka talyaaniga.
19-sano jirkaan oo ku soo barbaaaray Italy balse asal ahaan ka soo jeeda dalka Ghana ayaa wuxuu fursad u [...]

FIFA oo Tababarka Wariyaasha Sports Africa soo gabagabeysay+Sawiro

FIFA oo Tababarka Wariyaasha Sports Africa soo gabagabeysay+Sawiro

NAIROBI, CIYAARO-Tababarkii Nairobi ugu socday wariyayaasha Sports qaarada afrika ayaa la soo gabagabeeyay , iyadoo xiritaankii seminarkaasi ay wakaalada wararka ee AFP ay wariyayaashii ka qeybgalay tababarkaasi shahaadooyin ku gudoonsiisay.
Tababarka wariyayaasha Sports Africa oo mudo hal todobaad ah ka socday Silver springs Hotel ayaa wuxuu ahaa mid sare looga qaadayay aqoonta wariyayaasha Africa ee sports [...]

10-kii ciyaartoy ee ku hor dabaalday…

10-kii ciyaartoy ee ku hor dabaalday…

MOGDISHO, CIYAARO- Todobaadkaani waxaa idin soo daabacnay 10-kii Ciyaaryahaan Ee Ku hordabaaldagtay Naadiyadii hore Ee usoo Ciyaari jireen, inagoo horay idin kusoo gudbinay 10-kii Ciyaartoy Ee ka xishootay inay ku hordabaaldagaan Naadiyadoodii hore.
Ciyaartoyda Qaarkood markii ay naadigoodii hore Ee kusoo kala tagaan Qilaaf soo kala dhexgala Tababarayaasha, waxay raadiyaan Jaanis ay kaga soo horjeestaan si [...]

Tababarka wariyayaasha Sports Africa oo ka furmay Nairobi

Tababarka wariyayaasha Sports Africa oo ka furmay Nairobi

NAIROBI, CIYAARO-Ururka k/cagta aduunka ee FIFA iyo wakaalada wararka ee AFP ayaa wariyayaasha Sports  Africa maantay tababar ugu furay magaalada Nairobi , kaasoo ay ku qaadan doonaa sida loo tabiyo ciyaaraha caalamiga ah.
Tababarkaan oo ah kii 2aad oo ay qaataan wariyayaasha sports ee afrika ayaa waxaa loogu talagalay sidii aqoonta wariyayaasha sports Africa [...]

Egypt oo sadaxeysatay Koobkii Horyaalnimada Africa

Egypt oo sadaxeysatay Koobkii Horyaalnimada Africa

LUANDA, Angola (AP)—Egypt ayaa la hoyaaday koobkii qaramada africa ee African Cup of Nations markii 3aad oo isku xigta markii Mohamed Gedo oo ciyaarta badal ku soo galay uu goalkii guusha u dhaliyay daqiiqadii 85aad taaso keentay in ay 1-0 kaga taqalusaan Ghana ciyaartii finalaha.
Gedo waxaa intaa u dheer inuu noqday goal dhaliyah tartankaan markii [...]

Sidii loogu kala guuleystay tartanka African Nations Cup

Sidii loogu kala guuleystay tartanka African Nations Cup

LUANDA,  (Reuters) – Waxaa la soo gabagabeeyay tartankii 27aad ee qaarada afrika,  African Nations Cup , kaasoo dalka Angola ka furmay 10-kii Jan , hadaba waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa sidii loogu kala guuleystay African Nations Cup tan iyo markii la soo bilaabay (dalak brackets ku jira waa dalka marti galiyay koobka)
1957 – Egypt [...]

FIFA oo tababar Caalami ah u fureysa wariyayaasha Sports Qaarada Africa

FIFA oo tababar Caalami ah u fureysa wariyayaasha Sports Qaarada Africa

NAIROBI, CIYAARO- Hay’ada Maamusha Kubada Cagta Aduunka ee FIF (Federation International Football Assocaition) ayaa mar kale tababar caalami ah iskugu yeertay wariyayaasha sports qaarada africa oo uu ku jiro Senior Somali Spots Journalist Sir Sunni Said Salah oo ah tififtiraha guud www.ciyaaro.com www.waagacusub.com .
Tababarkaan oo ah wajigii 2-aad oo ay FIFA ugu talagashay wariyayaasha sports [...]

Nin 24 saac madaxiisa ku qaaday kubada cagta

Nin 24 saac madaxiisa ku qaaday kubada cagta

MOGDISHO, CIYAARO-Waxaa Kubada Cagta lagu arkay Mucjiso ka duwan tan La Ciyaaro, iyadoo ay adagtahay inaa aragto Ciyaaryahaan Kubadda Madaxa Ku qaadan kara ilaa Maalmo ama garoon ka gaaron, laakin hada ayee dhacday, waxaana dhigay Nin  horay udhigay Recordkaani oo kale Bishii Bishii May markaasi uu Kubadda Madaxa ku qaatay mudo 24 Saac.
Dan Magness, Waa [...]

Egypt oo koobkii 7aad u birtumaneysa

Egypt oo koobkii 7aad u birtumaneysa

BENGUELA, Angola (AP)—Egypt oo xulka difaacanaya koobka qaarada africa ee African Cup of Nations ayaa soo caga dhigtay ciyaarta finalaha isagoo la ciyaari doona xulka Ghana kadib markii uu xulka Algeria 4-0 kaga adkaaday xalay ciyaartii semifinal.
Hosni Abd Rabou ayaa goalkii 1aad oo ahaa rigoore u dhaliyay daqiiqadii 37aad  , Mohamed Zidan ayaa labeeyay markii [...]

Ghana oo 18 sano kadib finalah timid

Ghana oo 18 sano kadib finalah timid

LUANDA, Angola (AP)—Ghana ayaa soo gaartay markii ugu horeysay ciyaarta finalaha ah tartanka qaarada afrika ee African Cup of Nations mudo 18 sano ah markii Asamoah Gyan uu u dhaliyay 1-0 ay kaga adkaadeen Nigeria.
Gyan oo ah dhaliyaha goalka kaliyaha ee ka dhashay ciyaarta ayaa daqiiqadii 21aad u xaqiijiyay markii uu madaxa ku dhaliyay , [...]

10-ka ciyaartoy ee diiday iney ku hor dabaaldagaan..

10-ka ciyaartoy ee diiday iney ku hor dabaaldagaan..

BOSASO, CIYAARO-Todobaadkani Waxaa idin soo Turjunay 10-kii Ciyaartoy Ee ka xishootay inay ku hordabaaladagaan Taageerayaashooda iyo Kooxohoodii ay horay ugu soo ciyaari jireen marka ay Gool ka dhaliyeen iyaga oo Koox kale u Ciyaaraya.
Dhaacdadaani waa mid ka mid Dhacdooyinka Xiisaha leh,Ciyaartoydaani aan idin soo turjunay waxay u ciyaari jireen Kooxaha ay ku soo barbaareen ama [...]

Ciyaartoyda ku fashilmay Xirashada Number-ka 10-aad

Ciyaartoyda ku fashilmay Xirashada Number-ka 10-aad

BOSASO, CIYAARO-Waxaa Idin soo turjunay mid ka mid ah Dhacdooyinkii ugu xumaa Ee lagu arkay Sportska, Todobaadkaani waxaa kugu soo qaadan doonaa, Ciyaartoyda ku fashilmay Numberka 10 oo ah Number lagu tixgaliyo Ciyaaryahaanka uxiran Xulkiisa ama Naadiga uu u safto, iyadoo horay Ciyaartoydii usoo xirtay Numberkani 10 oo ah number qaali ah ay ahaayeen kuwo [...]

10-ka kooxood ee sports aduunka ugu Qanisan

10-ka kooxood ee sports aduunka ugu Qanisan

CIYAARO, NAIROBI-waxaa la soo saaray list 10 kooxood ee sports aduunka nuucyadiisa kale  duwan ugu hudansan, waxaana u badan list oo laga arki karaa kooxaha ciyaara tartan ka ka mid ah kuwa dalka US laga ciyaaro oo ah NFL, National football league , sidoo kale waxaa ku jira koox ciyaarta horyaalka  MLB oo ah Major [...]

Leeds oo fuuqsatay Man United

Leeds oo fuuqsatay Man United

MANCHESTER, England (AP)—qabweynidii ku jirtay Manchester United waxaa xalay laga soo qaaday mid wax kama jiraan ah markii kooxda heerka 3-aad ee Leeds ay ka saartay tartanka ugu faca weyn aduunk ee FA Cup iyadoo Man lagu dharbaaxay 1-0.
Jermaine Beckford ayaa goalka taariikhiga ah ka dhaliyay Man daqiiqadii 19 ee ciyaarta , iyadoo kooxda Leeds [...]