Rooney oo cashir kale u dhigay AC Milan
(CIYAARO) -Wayne Rooney ayaa cashir kale u dhigay AC Milan markii uu 2 gool oo kale ka dhaliyay taasoo Manchester United u suura galisay iney si fudud ku dardarto Milan isla markaana ay soo gaarto wareega 8 da ee tartanka horyaalada yurub , markii ay 4-0 ku hadaafiyeen AC Milan kuna soo baxeen 7-2 isku [...]
Real Madrid oo boorsooyinka loo xir xiray
(CIYAARO) -Real Madrid ayaa laga cirib tiray tartanka koobka horyaalada yurub markii 6aad oo isku xigta xalay, kagadaale markii 1-1 bareejo ah ay la gashay Lyon, natiijadaasoo kooxda reer French ee Lyon 2-1 ku soo saartay isku celcelis ahaan goolashii ay kala dhaliyeen.
Madrid oo lagu qarash gareeyay aduun gaaraya ?250 million oo u dhigma ($340 [...]
Arsenal oo goolal ku harqisay Porto
(CIYAARO)— 3-gool oo uu Nicklas Bendtner markiisii ugu horeysay u dhaliyay taariikhdiisa Arsenal ayaa u suura galisay in 5-0 ku qaarajiyaan Porto xalay ciyaar ka tirsaneyd tartanka horyaalada yurub , iyagoo si fudud u soo gaaray quarter-final-ka koobka Champions League.
Samir Nasri iyo Emmanuel Eboue ayaa sidoo kale ka mid ahaa gool dhaliyayaasha, iyagoo 2da goo [...]
Bayern oo nasiibkeeda ku baxsatay
(CIYAARO) –Bayern Munich ayaa jaratay tikidkeeda ay ku aadeyso wareega 8-deeda ee quarter-final-ka tartanka Champions League wallow hadana ay qasaaro 3-2 ah kala kulantay kooxda ay martida u aheyd ee Fiorentina.
Kooxda reer German oo lugtii 1-aad ku soo adkaatay 2-1 ayaa badiskaasi ku fakatay, markii ay ku soo baxday wax loo yaqaan goolasha banaanka ay ku dhalisay [...]
Ciyaartoyda ku Fashilantay kooxda Manchester United..!
(CIYAARO)-Todobaadkaani waxaa miiska inoo saaran ciyaartoydii ku fashilantay Naadiga Manchester United, tan iyo markii uu naadiga gacanta ku dhigay Tababaraha ku duqoobay Naadiga Manchester United Ee Sir Elex Fergusen.
Sir Alex Ferguson waxuu inta badan ku fakaraa inuu garoonka Old Troford uu keeno ciyaartoy mucjiso ah kuwaasoo guulo u horseedi kara naadiga uu macallinka ka yahay [...]
Scholes oo hogaanka u dhiibay Man Utd
LONDON,(Reuters) – Manchester United ayaa dib ugu soo noqotay hogaanka horyaalka Premier League iyadoo 2 dhibcood ka sara martay kooxda Chelsea iyo Arsenal , waxeyna kaga mahadcelineysaa Paul Scholes oo dhaliyay 1-0 ay kaga adkaatay Wolverhampton Wanderers.
United, oo uu ka maqnaa xalay gool dhaliyahooda weyn ee Wayne Rooney, ayaa xalay niyada jab ka qaaday ciyaarta [...]
Real Madrid oo hogaanka horyaalka qabtay
MADRID -Real Madrid oo looga naxsaday 2-0 ayaa weerar badan kadib waxaa u suuragashay iney kooxda Sevilla 3-2 kaga gudubto sidaana ay hogaanka ku fariisatay markii Rafael Van der Vaart uu u dhaliyay goolka guusha dhamaadkii ciyaarta.
Barcelona oo 10-ciyaartoy ku ciyaareysay ayaa jilbaha la qabtay markii 2-2 ay la dhaafi weysay kooxda Almeria, taasina waxey fursad siisay [...]
AC Milan & Roma oo isku jilba murxay
MILAN (AP)— kooxda hogaanka horyaalka Serie A heysa ee Inter Milan ayaa iyada oo aan ciyaarin guul u soo hoyatay kadib markii 2dii koox eek u soo dhawaa ay xalay isku jilbo murxeen kuwaasoo kala ahaa AS Roma iyo AC Milan ayaa bareejo 0-0 ah kulak ala tagay ciyaar ka dhacday garoonka capital’s Stadio Olimpico.
AC Milan ayaa barbardhacaan [...]
Lyon oo raadineysa Ciyaaryahan Gedo
Lyon ayaa gacanta u fidisay weeraryahanka xulka Egypt Mohamed ‘Gedo’ Nagy , waxeyna rajeyneysaa iney soo xero galiso xidiga xulka faraaciita ee (the Pharaohs) bilowga xagaaga soo socda.
Gedo hada wuxuu u ciyaaraa kooxda reer Egypt ee Al-Ittihad Al-Sakndary hayeeshee hishiiska uu kula joogo ayaa wuxuu dhacayaa sanadka 2011, waxaana la soo wariyay in uu kooxda [...]
Kulamada horyaalka Serie A
Ciyaarah horyaalka Serie A ayaa ah kuwo aad u xiiso gaar ahaan kuwa la ciyaari doono galabtay iyo caawa iyadoo intooda badan horyaaka la ciyaari doono galabnimada Axada. Hadaba 2 kulan oo ka tirsan horyaalkaasi oo aad u adag ayaa la wada sugayaa galabtay iyo caawa kuwaasoo kala ah
Playing on Saturday
Fiorentina v Juventus (1700)
AS Roma [...]
Ciyaaraha horyaalka La Liga
Kulamo ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka spain ayaa la ciyaari doonaa caawa iyo galabtay kuwaasoo ah kuwo aad u xiiso badan, ilaa iyo 3 kulan oo ay ku lug leeyihiin kooxaha horyaalka hogaankiisa isku heysta ayaa la wada sugayaa waxeyn kala yihiin.
Playing on Saturday
Deportivo Coruna v Tenerife (1700)
Almeria v Barcelona (1900)
Real Madrid v [...]
Kulamada horyaalka English Premier League
Horyaalka English Premier ayaa galabtay la wada ciyaari doonaa kulamo ka tirsan iyo kooxaha Arsenal iyo Manchester ay ku lug leeyihiin ciyaaraha dhacaya galabtay. Horyaalka oo ilaa Isniinta la ciyaari doono ayaa kooxda horyaalka hogaamineysa ee Chelsea aysan ciyaari doono , sababtoo ah waxey aadeysaa xagaa iyo FA oo ay ciyaareyso.
Playing on Saturday
Arsenal v Burnley [...]
Salaad Gaab oo iska casilay xilkii uu ka hayay Xiriirka K/cagta
AUSTRALIA, CIYAARO-Waraaq qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Gudoomiye ku xigeenka Xiriirka k/cagta somalia Salaad Macalin Mohamed (Salaad Gaab) ayuu ku sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xiriirka k/cagta Somalia.
Salad Gaab ayaa isagoo ka hadalay sababtii uu isku casilay wuxuu yiti “markii aan arkay horumar la’aanta xariirka, waqtigiisii oo sii dhamaanaya [...]
Ciyaaro loogu diyaar-garoobayo koobka aduunka oo la ciyaaray
Argentina iyo macalinka cadaadis badan uu saran yahay ee Diego Maradona ayaa 1-0 kaga adkaaday Germany ciyaar ka tirsan ciyaaraha loogu diyaar garoobayo koobka aduunka, halka Spain ayaa murugo iyo ciil la jiifisay macalinka xulka France Raymond Domenech markii ay 2-0 kaga taqalustay xulka Les Bleusla yiraha.
28 xul oo ka mid ah 32 xul ee [...]
Spain oo wali hogaanka u heysa qiimeynta FIFA
ZURICH (AP)—xulka heysta horyaalnimada qaarada yurub ee Spain ayaa wali hogaanka u haya qiimeynta FIFA isagoo ka sareeya xulalka Brazil, the Netherlands and Italy, halka xulka the United States uu soo fariistay kaalinta 4aad isagoo ka yimid booska 18-aad .
Horyaalkii hore ee qaarada yurub ee Greece ayaa dib ugu soo laabtay 10 darajo ee ugu [...]











