Bahda Sports Leicester oo shahaado sharaf siisay duqa Magaaladaasi
(CIYAARO) -Maamulka Bahda Sportiga ee magaalada Leicester ayaa shahaado sharaf waxey gudoonsiiyeen duqa magaalada Leicester Councilor Roger Blackmore (Lord Mayor ) kadib markii u si xilkasnimo ah uu u garab istaagay howlaha qaban qaabada iyo qabsoomida koobka Super Cup-ka ee dhawaam ka furmi doona magaaladaasi.
Wafdi balaaran oo uu horkacayay Gudoomiyaha dallada sportiga ee magaalada Leicester Omar Hassan [...]
Arsenal oo goolal ku harqisay Porto
(CIYAARO)— 3-gool oo uu Nicklas Bendtner markiisii ugu horeysay u dhaliyay taariikhdiisa Arsenal ayaa u suura galisay in 5-0 ku qaarajiyaan Porto xalay ciyaar ka tirsaneyd tartanka horyaalada yurub , iyagoo si fudud u soo gaaray quarter-final-ka koobka Champions League.
Samir Nasri iyo Emmanuel Eboue ayaa sidoo kale ka mid ahaa gool dhaliyayaasha, iyagoo 2da goo [...]
Bayern oo nasiibkeeda ku baxsatay
(CIYAARO) –Bayern Munich ayaa jaratay tikidkeeda ay ku aadeyso wareega 8-deeda ee quarter-final-ka tartanka Champions League wallow hadana ay qasaaro 3-2 ah kala kulantay kooxda ay martida u aheyd ee Fiorentina.
Kooxda reer German oo lugtii 1-aad ku soo adkaatay 2-1 ayaa badiskaasi ku fakatay, markii ay ku soo baxday wax loo yaqaan goolasha banaanka ay ku dhalisay [...]
Waa maxay dadaalka soo daahey ee xiriirka k/cagta..?
MOGDISHO,(CIYAARO)-5-tii bishaan waxaa garoonka dugisga police-ka ee (Scuola Polizia) waxaa ka bilaamay tartankii xiriirka kubadda cagta uu ugu talagalay horyaalka 6aad ee kooxaha heerka labaad (Seria B) iyada oo ay xusid mudan tahay in wax tartan horyaal ah aan la qaban tan iyo markii dib u habeynta lagu sameeyay xiriirka oo meesha laga saarey Muxuyadiin Darbo.
horyaalkan [...]
Shir looga hadalayay Horumarinta Ciyaaraha oo ka dhacay Willmar
(CIYAARO) Shir ballaaran oo ay ka soo qayb galeen Ururka Haweenka ee Willmar (Willmar Womans Center) iyo Somali Willmar Youth and Sports Center ayaa lagu qabtay xarunta ururka haweenka ee magaalada Willmar.
Magaalada Willmar ayaa waxay 90 mile u jirtaa magaalooyinka Minneapolis iyo Saintpaul,waxaana ku nool dad Soomaaliyeed oo aad u faro badan.
Shirkaasi isaga ah ayaa [...]
Odayaashii Ciyaaraha oo dalka Qadar ku kulmay
( CIYAARO) Waxaa bishii Febraayo 2010 ku kulmay magaalada Doxa ee dalkaasi Qatar halyeeyadii ciyaaraha iyo marti sharaf kale oo qiimo ku lahaa isboortiga Soomaaliyeed noocyadiisa kala duwan ha noqoto dhinaca kubadda Cagta, kubadda koleyga iyo Cayaaraha fudud.
Halyeeyada halkaasi ku kulmay oo isugu jiray Macallimiin noocyada isboortiga ee kala duwan, cayaaryahanno heer qaran iyo wufuud kale ayaa waxeey [...]
Ciyaartoyda ku Fashilantay kooxda Manchester United..!
(CIYAARO)-Todobaadkaani waxaa miiska inoo saaran ciyaartoydii ku fashilantay Naadiga Manchester United, tan iyo markii uu naadiga gacanta ku dhigay Tababaraha ku duqoobay Naadiga Manchester United Ee Sir Elex Fergusen.
Sir Alex Ferguson waxuu inta badan ku fakaraa inuu garoonka Old Troford uu keeno ciyaartoy mucjiso ah kuwaasoo guulo u horseedi kara naadiga uu macallinka ka yahay [...]
Gudoomiyihii kooxda k/cagta Gasco oo saacado Xabsiga la dhigay
MOGDISHO,(CIYAARO)-Iyadoo garoonka Scolla Polisia ee Magaalada Muqdisho uu ka bilowdey horyaalkii 6aad ee kooxaha heerka labaad seria (B) ayaa waxaa jira qeylo dhaan iyo buuq hareeysay tartankaasi, ka dib markii qaar ka tirsan kooxaha ka qeyb-galaya tartankaasi shaki la geliyey lahaanshahooda iyo milkiyadda kooxeed ee sharciga ah.
Aroornimadii shalay oo ku beegneyd 6-3-2010 ayaa waxaa garoonka [...]
Scholes oo hogaanka u dhiibay Man Utd
LONDON,(Reuters) – Manchester United ayaa dib ugu soo noqotay hogaanka horyaalka Premier League iyadoo 2 dhibcood ka sara martay kooxda Chelsea iyo Arsenal , waxeyna kaga mahadcelineysaa Paul Scholes oo dhaliyay 1-0 ay kaga adkaatay Wolverhampton Wanderers.
United, oo uu ka maqnaa xalay gool dhaliyahooda weyn ee Wayne Rooney, ayaa xalay niyada jab ka qaaday ciyaarta [...]
Real Madrid oo hogaanka horyaalka qabtay
MADRID -Real Madrid oo looga naxsaday 2-0 ayaa weerar badan kadib waxaa u suuragashay iney kooxda Sevilla 3-2 kaga gudubto sidaana ay hogaanka ku fariisatay markii Rafael Van der Vaart uu u dhaliyay goolka guusha dhamaadkii ciyaarta.
Barcelona oo 10-ciyaartoy ku ciyaareysay ayaa jilbaha la qabtay markii 2-2 ay la dhaafi weysay kooxda Almeria, taasina waxey fursad siisay [...]
AC Milan & Roma oo isku jilba murxay
MILAN (AP)— kooxda hogaanka horyaalka Serie A heysa ee Inter Milan ayaa iyada oo aan ciyaarin guul u soo hoyatay kadib markii 2dii koox eek u soo dhawaa ay xalay isku jilbo murxeen kuwaasoo kala ahaa AS Roma iyo AC Milan ayaa bareejo 0-0 ah kulak ala tagay ciyaar ka dhacday garoonka capital’s Stadio Olimpico.
AC Milan ayaa barbardhacaan [...]
Lyon oo raadineysa Ciyaaryahan Gedo
Lyon ayaa gacanta u fidisay weeraryahanka xulka Egypt Mohamed ‘Gedo’ Nagy , waxeyna rajeyneysaa iney soo xero galiso xidiga xulka faraaciita ee (the Pharaohs) bilowga xagaaga soo socda.
Gedo hada wuxuu u ciyaaraa kooxda reer Egypt ee Al-Ittihad Al-Sakndary hayeeshee hishiiska uu kula joogo ayaa wuxuu dhacayaa sanadka 2011, waxaana la soo wariyay in uu kooxda [...]
Kulamada horyaalka Serie A
Ciyaarah horyaalka Serie A ayaa ah kuwo aad u xiiso gaar ahaan kuwa la ciyaari doono galabtay iyo caawa iyadoo intooda badan horyaaka la ciyaari doono galabnimada Axada. Hadaba 2 kulan oo ka tirsan horyaalkaasi oo aad u adag ayaa la wada sugayaa galabtay iyo caawa kuwaasoo kala ah
Playing on Saturday
Fiorentina v Juventus (1700)
AS Roma [...]
Ciyaaraha horyaalka La Liga
Kulamo ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka spain ayaa la ciyaari doonaa caawa iyo galabtay kuwaasoo ah kuwo aad u xiiso badan, ilaa iyo 3 kulan oo ay ku lug leeyihiin kooxaha horyaalka hogaankiisa isku heysta ayaa la wada sugayaa waxeyn kala yihiin.
Playing on Saturday
Deportivo Coruna v Tenerife (1700)
Almeria v Barcelona (1900)
Real Madrid v [...]
Kulamada horyaalka English Premier League
Horyaalka English Premier ayaa galabtay la wada ciyaari doonaa kulamo ka tirsan iyo kooxaha Arsenal iyo Manchester ay ku lug leeyihiin ciyaaraha dhacaya galabtay. Horyaalka oo ilaa Isniinta la ciyaari doono ayaa kooxda horyaalka hogaamineysa ee Chelsea aysan ciyaari doono , sababtoo ah waxey aadeysaa xagaa iyo FA oo ay ciyaareyso.
Playing on Saturday
Arsenal v Burnley [...]






