Somali Sports

Caddaay “wiilkeyga wuxuu fure u yahay ciyaartoyda Soomaaliyeed

Caddaay “wiilkeyga wuxuu fure u yahay ciyaartoyda Soomaaliyeed”

Cabdulqaadir ibraahim cadaay oo ah aabaha dhaley ciyaaryahanka khadka dhexe ee weerarka uga ciyaara naadiga Manchester city C/salaan cadday ayaa sheegey in ku biiritaankii wiilkiisu ku biirey naadigasi ay wado u noqon doonto dhamaanba ciyaartoyda soomaliyed ee ku haminaya in ay mustaqbalka u ciyaaraan kooxaha waaweyn ee qaaradda yurub.
Mr Cadaay oo qadka isgaarsiinta iigu waramayey [...]

Jaaliyada Ciyaaraha Nairobi oo Martiqaaday Xidigii Xulka & Jenyo +Sawiro

Jaaliyada Ciyaaraha Nairobi oo Martiqaaday Xidigii Xulka & Jenyo +Sawiro

NAIROBI, (CIYAARO)-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Sports ee Magaalada Nairobi oo lagu soo dhaweynayay Xiddii Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxdii kubadda koleyga ee LLPP Jenya ayaa lagu qabtay hotel Kilimanjaro ee Magaalada Nairobi.

Xafladaan soo dhaweynta ah oo ay ka soo qeybgaleen odayaashii magaca iyo maamuuska ku lahaa k/cagta [...]

Bahda Sports Leicester oo shahaado sharaf siisay duqa Magaaladaasi

Bahda Sports Leicester oo shahaado sharaf siisay duqa Magaaladaasi

(CIYAARO) -Maamulka Bahda Sportiga ee magaalada Leicester ayaa shahaado sharaf waxey gudoonsiiyeen duqa magaalada Leicester Councilor Roger Blackmore (Lord Mayor ) kadib markii u si xilkasnimo ah uu u garab istaagay howlaha qaban qaabada iyo qabsoomida koobka Super Cup-ka  ee dhawaam ka furmi doona magaaladaasi.
Wafdi balaaran oo uu horkacayay  Gudoomiyaha dallada sportiga ee magaalada Leicester Omar Hassan [...]

Waa maxay dadaalka soo daahey ee xiriirka k/cagta..?

Waa maxay dadaalka soo daahey ee xiriirka k/cagta..?

MOGDISHO,(CIYAARO)-5-tii bishaan waxaa garoonka dugisga police-ka ee (Scuola Polizia) waxaa ka bilaamay tartankii xiriirka kubadda cagta uu ugu talagalay horyaalka 6aad ee kooxaha heerka labaad  (Seria B) iyada oo ay xusid mudan tahay in wax tartan horyaal ah aan la qaban tan iyo markii dib u habeynta lagu sameeyay xiriirka oo meesha laga saarey Muxuyadiin Darbo.
horyaalkan [...]

Shir looga hadalayay Horumarinta Ciyaaraha oo ka dhacay Willmar

Shir looga hadalayay Horumarinta Ciyaaraha oo ka dhacay Willmar

(CIYAARO) Shir ballaaran oo ay ka soo qayb galeen Ururka Haweenka ee Willmar (Willmar Womans Center) iyo Somali Willmar Youth and Sports Center  ayaa lagu qabtay xarunta ururka haweenka ee magaalada Willmar.
Magaalada Willmar ayaa waxay 90 mile u jirtaa magaalooyinka Minneapolis iyo Saintpaul,waxaana ku nool dad Soomaaliyeed oo aad u faro badan.
Shirkaasi isaga ah ayaa [...]

Odayaashii Ciyaaraha oo dalka Qadar ku kulmay

Odayaashii Ciyaaraha oo dalka Qadar ku kulmay

( CIYAARO) Waxaa  bishii Febraayo 2010 ku kulmay magaalada Doxa ee dalkaasi Qatar halyeeyadii ciyaaraha iyo marti sharaf kale oo qiimo ku lahaa isboortiga Soomaaliyeed noocyadiisa kala duwan ha noqoto dhinaca kubadda Cagta, kubadda koleyga iyo Cayaaraha fudud.
Halyeeyada halkaasi ku kulmay oo isugu jiray Macallimiin noocyada isboortiga ee kala duwan, cayaaryahanno heer qaran iyo wufuud kale  ayaa waxeey [...]

Gudoomiyihii kooxda k/cagta Gasco oo saacado Xabsiga la dhigay

Gudoomiyihii kooxda k/cagta Gasco oo saacado Xabsiga la dhigay

MOGDISHO,(CIYAARO)-Iyadoo garoonka Scolla Polisia ee Magaalada Muqdisho uu ka bilowdey horyaalkii 6aad ee kooxaha heerka labaad seria (B) ayaa waxaa jira qeylo dhaan iyo buuq hareeysay tartankaasi, ka dib markii qaar ka tirsan kooxaha ka qeyb-galaya tartankaasi shaki la geliyey lahaanshahooda iyo milkiyadda kooxeed ee sharciga ah.
Aroornimadii shalay oo ku beegneyd 6-3-2010 ayaa waxaa garoonka [...]

Salaad Gaab oo iska casilay xilkii uu ka hayay Xiriirka K/cagta

Salaad Gaab oo iska casilay xilkii uu ka hayay Xiriirka K/cagta

AUSTRALIA, CIYAARO-Waraaq qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Gudoomiye ku xigeenka Xiriirka k/cagta somalia Salaad Macalin Mohamed (Salaad Gaab) ayuu ku sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xiriirka k/cagta Somalia.
Salad Gaab ayaa isagoo ka hadalay sababtii uu isku casilay wuxuu yiti “markii aan arkay horumar la’aanta xariirka,  waqtigiisii oo sii dhamaanaya [...]

Aqoon darada & kursi Jeceylka hogaanka Xiriirka k/cagta

Aqoon darada & kursi Jeceylka hogaanka Xiriirka k/cagta

AUSTRALIA, CIYAARO-Qeybtii 2aad warbixin dheer oo uu Salaad Macalin Mohamed (Saalad Gaab) oo ah gudoomiye ku xigeenka xiriirka k/cagta uu ka qoray aqoon darada, kursi jaceylka iyo Damaca dhaqaale ee daashaday hogaanka xiriirka k/cagta somalia. waxey qeybta 2aad ku bilaabaneysaa.
Salaad Gaab wuxuuu yiri Maalin ayaan xiriirka waxaan u soo jeediyay in sida ay FIFA wax [...]

Abdi Karim Caddaay oo hishiis u saxiixay Man City +Sawiro

Abdi Karim Caddaay oo hishiis u saxiixay Man City +Sawiro

MANCHESTER, CIYAARO-War goor dhaweyd na soo gaaray ayaa sheegaya in Abdikarim Caddaay  oo ah wiil la dhashay C/salaam Cadaay uu hal sano oo hishiis ah uu u  saxiixay junior kooxda Man City iyadoo walaalkii ka weyn Abdisalam Ibrahim uu ka ciyaaro kooxda Waaweynka Manchester City.

Wixii warar ah ee ku soo kordha hishiiska iyo qaabkii uu [...]

Salaad Gaab oo ku eedeeyay Xiriirka k/cagta Aqoon daro, kursi jeceyl …

Salaad Gaab oo ku eedeeyay Xiriirka k/cagta Aqoon daro, kursi jeceyl …

AUSTRALIA, CIYAARO-Salaad Macalin Mohamed (Salaad Gaab) oo ah gudoomiye ku xigeenka xiriirka k/cagta Somalia ayaa markii uu u adkeysan waayay qaabka uu u shaqeeyo hogaanka xiriirka k/cagta Somalia ayuu afka furtay isagoo weerar xoogan ku qaaday hogaanka xiriirka .
Salaad Gaab oo Qoraal dheer ka diyaariyay marxaladii kala duwaneed uu soo maray xiriirka k/cagta ayaa ayaa [...]

Tartanka Super Cup Magaalada Leicester

Tartanka Super Cup Magaalada Leicester

Magalaada Leicester waxaa sanad waliba bisha April lagu qabtaa koob la yiraah Super cup oo ay ka soo qeybgalaan kooxaha somalida ee ugu caana qaarada yurub, iyadoo sanadkana uu ka muuqado diyaar garow xoogan oo ka badan kii hore..
sida caadada ah waxaa lagu casumaa tartankaan 10 kooxood oo ka kala imaanaya dalal badan oo qaarada [...]

Baroordiiq ah oo loo sameeay Wasiirkii Sports Somalia

Baroordiiq ah oo loo sameeay Wasiirkii Sports Somalia

LONDON, CIYAARO-Magaaladda London waxaa lagu qabtay xus baroordiiqa ah oo loo sameeyay wasiirkii sports Somalia Suleyman Colaad Rooble kaasoo dhawaan isagoo dhaawaca ah ku geeriyooday cuspitaal ku yaala magaalada jedaa ,
Kulankaan baroordiiqada ah oo ay soo abaabuleen bahda sports ee bariga London ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar ka mid ah Ciyaartoydii hore Somalia iyo [...]

Wish oo ka hadalay Doorashada xiriirka K/cagta

Wish oo ka hadalay Doorashada xiriirka K/cagta

MUGDISHO, CIYAARO-Gudoomiayah Guddiga Olombikada Soomaliyeed ee Gos Aden xaji yabarow (wiish) ayaa markii ugu horeysey ka hadley arimaha Doorashooyinka Xiriirka.k.cagta iyo kan Ciyaaraha fudud, isaga oo sharaxay in xiligii loogu tala galey ay tahay in ay qabsooman. doorashooyinkaasi labada xiriir.
Wiish ayaa xusey in Xiriirka Kubadda Cagta uu ka mid yahay xiriirada 16ka ah ee hoostaga [...]

Garsoorayaal Somaliyeed oo ciyaar u aaday dalka Sudan

Garsoorayaal Somaliyeed oo ciyaar u aaday dalka Sudan

NAIROBI, CIYAARO-garsoorayaal ka tirsan xiriirka k/cagta somalia ayaa u kicitimay dalka Sudan si ay u soo dhex dhaxaadiyaan ciyaar ka tirsan koobka Confederation cup  ee kooxaha Africa taasoo ay wada ciyaari doonaa kooxaha Al-Amal iyo Atraco oo Sudan iyo Rwanda ka kala socda.
Kulankaan oo ah lugtii 2aad ee tartanka Confederation Cup  ayaa 2 daan kooxood [...]