_gaq.push(['_trackPageview']); (function() { var ga = document.createElement('script'); ga.type = 'text/javascript'; ga.async = true; ga.src = ('https:' == document.location.protocol ? 'https://ssl' : 'http://www') + '.google-analytics.com/ga.js'; (document.getElementsByTagName('head')[0] || document.getElementsByTagName('body')[0]).appendChild(ga); })();

Tournaments

Sevilla oo ku ag dhacday Deportivo

Sevilla oo ku ag dhacday Deportivo

MADRID —Kooxda booska 4aad ee Sevilla ayaa 1-1 la gashay Deportivo La Coruna kulan ka tirsanaa horyaalka Spanish league halka kooxda booska 5aad ee Mallorca ay 3-0 qasaaro ah kala kulantay Getafe waxeyna wax yeeleysan rajadii ay sidii ay boos ugu heli laheyd koobka horyaalada yurub.
Federico Fazio ayaa Sevilla hogaanka ciyaarta u dhiibay daqiiqadii 21aad [...]

Bahda Sports Leicester oo shahaado sharaf siisay duqa Magaaladaasi

Bahda Sports Leicester oo shahaado sharaf siisay duqa Magaaladaasi

(CIYAARO) -Maamulka Bahda Sportiga ee magaalada Leicester ayaa shahaado sharaf waxey gudoonsiiyeen duqa magaalada Leicester Councilor Roger Blackmore (Lord Mayor ) kadib markii u si xilkasnimo ah uu u garab istaagay howlaha qaban qaabada iyo qabsoomida koobka Super Cup-ka  ee dhawaam ka furmi doona magaaladaasi.
Wafdi balaaran oo uu horkacayay  Gudoomiyaha dallada sportiga ee magaalada Leicester Omar Hassan [...]

Waa maxay dadaalka soo daahey ee xiriirka k/cagta..?

Waa maxay dadaalka soo daahey ee xiriirka k/cagta..?

MOGDISHO,(CIYAARO)-5-tii bishaan waxaa garoonka dugisga police-ka ee (Scuola Polizia) waxaa ka bilaamay tartankii xiriirka kubadda cagta uu ugu talagalay horyaalka 6aad ee kooxaha heerka labaad  (Seria B) iyada oo ay xusid mudan tahay in wax tartan horyaal ah aan la qaban tan iyo markii dib u habeynta lagu sameeyay xiriirka oo meesha laga saarey Muxuyadiin Darbo.
horyaalkan [...]

Gudoomiyihii kooxda k/cagta Gasco oo saacado Xabsiga la dhigay

Gudoomiyihii kooxda k/cagta Gasco oo saacado Xabsiga la dhigay

MOGDISHO,(CIYAARO)-Iyadoo garoonka Scolla Polisia ee Magaalada Muqdisho uu ka bilowdey horyaalkii 6aad ee kooxaha heerka labaad seria (B) ayaa waxaa jira qeylo dhaan iyo buuq hareeysay tartankaasi, ka dib markii qaar ka tirsan kooxaha ka qeyb-galaya tartankaasi shaki la geliyey lahaanshahooda iyo milkiyadda kooxeed ee sharciga ah.
Aroornimadii shalay oo ku beegneyd 6-3-2010 ayaa waxaa garoonka [...]

Scholes oo hogaanka u dhiibay Man Utd

Scholes oo hogaanka u dhiibay Man Utd

LONDON,(Reuters) – Manchester United ayaa dib ugu soo noqotay hogaanka horyaalka Premier League iyadoo 2 dhibcood ka sara martay kooxda Chelsea iyo Arsenal , waxeyna kaga mahadcelineysaa Paul Scholes oo dhaliyay 1-0 ay kaga adkaatay Wolverhampton Wanderers.
United, oo uu ka maqnaa xalay gool dhaliyahooda weyn ee Wayne Rooney, ayaa xalay  niyada jab ka qaaday ciyaarta [...]

Real Madrid oo hogaanka horyaalka qabtay

Real Madrid oo hogaanka horyaalka qabtay

MADRID -Real Madrid oo looga naxsaday 2-0 ayaa weerar badan kadib waxaa u suuragashay iney kooxda Sevilla 3-2 kaga gudubto sidaana ay hogaanka ku fariisatay markii Rafael Van der Vaart uu u dhaliyay goolka guusha dhamaadkii ciyaarta.
Barcelona oo 10-ciyaartoy ku ciyaareysay ayaa jilbaha la qabtay markii 2-2 ay la dhaafi weysay kooxda Almeria, taasina waxey fursad siisay [...]

AC  Milan & Roma oo isku jilba murxay

AC Milan & Roma oo isku jilba murxay

MILAN (AP)— kooxda hogaanka horyaalka Serie A heysa ee Inter Milan ayaa iyada oo aan ciyaarin guul u soo hoyatay kadib markii 2dii koox eek u soo dhawaa ay xalay isku jilbo murxeen kuwaasoo kala ahaa AS Roma iyo AC Milan ayaa bareejo 0-0 ah kulak ala tagay ciyaar ka dhacday garoonka capital’s Stadio Olimpico.
AC Milan ayaa barbardhacaan [...]

 Kulamada horyaalka Serie A

Kulamada horyaalka Serie A

Ciyaarah horyaalka Serie A ayaa ah kuwo aad u xiiso gaar ahaan kuwa la ciyaari doono galabtay iyo caawa iyadoo intooda badan horyaaka la ciyaari doono galabnimada Axada. Hadaba 2 kulan oo ka tirsan horyaalkaasi oo aad u adag ayaa la wada sugayaa galabtay iyo caawa kuwaasoo kala ah
Playing on Saturday
Fiorentina       v Juventus      (1700)
AS Roma          [...]

Ciyaaraha horyaalka La Liga

Ciyaaraha horyaalka La Liga

Kulamo ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka spain ayaa la ciyaari doonaa caawa iyo galabtay kuwaasoo ah kuwo aad u xiiso badan, ilaa iyo 3 kulan oo ay ku lug leeyihiin kooxaha horyaalka hogaankiisa isku heysta ayaa la wada sugayaa waxeyn kala yihiin.
Playing on Saturday
Deportivo Coruna v Tenerife         (1700)
Almeria          v Barcelona        (1900)
Real Madrid      v [...]

Kulamada horyaalka English Premier League

Kulamada horyaalka English Premier League

Horyaalka English Premier ayaa galabtay la wada ciyaari doonaa kulamo ka tirsan iyo kooxaha Arsenal iyo Manchester ay ku lug leeyihiin ciyaaraha dhacaya galabtay. Horyaalka oo ilaa Isniinta la ciyaari doono ayaa kooxda horyaalka hogaamineysa ee Chelsea aysan ciyaari doono , sababtoo ah waxey aadeysaa xagaa iyo FA oo ay ciyaareyso.
Playing on Saturday
Arsenal                 v Burnley           [...]

Tartanka Super Cup Magaalada Leicester

Tartanka Super Cup Magaalada Leicester

Magalaada Leicester waxaa sanad waliba bisha April lagu qabtaa koob la yiraah Super cup oo ay ka soo qeybgalaan kooxaha somalida ee ugu caana qaarada yurub, iyadoo sanadkana uu ka muuqado diyaar garow xoogan oo ka badan kii hore..
sida caadada ah waxaa lagu casumaa tartankaan 10 kooxood oo ka kala imaanaya dalal badan oo qaarada [...]

Man United oo qaadatay League Cup

Man United oo qaadatay League Cup

WEMBLEY, England (AP)—Wayne Rooney oo badal ciyaarta ku soo galay ayaa madaxa ugu dhaliyay Manchester United goalka guusha ay ku qaateen koobka League Cup oo ah markii 2aad oo isku xigta oo ay ku guuleystaan markii ay 2-1 kaga adkaadeen Aston Villa oo ay wada ciyaareen ciyaartii finalaha.
Wayne Rooney goalkaasi wuxuu u ahaa kiisii 28aad [...]

Spurs oo booska 4aad heshay

Spurs oo booska 4aad heshay

LONDON (AFP) – Tottenham ayaa heshay booska 4aad ee horyaalka Premier League markii ay 2-1 ku qaarajisay Everton ciyaartii ka dhacday garoonak White Hart Lane xalay.
Roman Pavlyuchenko ayaa goalka 1aad u dhaliyay Tottenham daqiiqadii 11ee ciyaarta waxaana kii 2aad ku daray Luka Modric in the 28th sidaana waxey si raaxo leh Tottenham ugu hanatay kaalinta 4aad.
Guushaasi waxey [...]

Inter Milan oo hogaanka fadhida

Inter Milan oo hogaanka fadhida

ROME (AP)—Inter Milan ayaa 3 goal oo ay dhalisay qeybtii hore ee ciyaarta waxey kaga gudubtay Udinese oo ay dhibcihii kaga qaadatay 3-2 , taasoo ka dhigan in ay wali 4 dhibcood hogaanka Serie A ku heyso.
Mario Balotelli, Maicon iyo Diego Milito ayaa u kala dhaliyay goalsha iyadoo Simone Pepe uu goalka furitaanka u dhaliyay [...]

Chelsea oo dhulka lala galay

Chelsea oo dhulka lala galay

LONDON (AP)—Chelsea ayaa qasaaro dhabarka loo saaray iyadoo weysay 2 ciyaartoy markii ay kulan aad u xamaasad badan la ciyaartay Manchester City kaasoo lagu soo afjartay record ay gurigeeda ku heysatay ee ahaa in aan 38-kulan garoonkeeda looga adkaan markii 4-2 guuldaro ah loo dhiibay.
Julian Belletti iyo Michael Ballack ayaa si toos ah ciyaarta looga [...]