Lyon oo raadineysa Ciyaaryahan Gedo
Lyon ayaa gacanta u fidisay weeraryahanka xulka Egypt Mohamed ‘Gedo’ Nagy , waxeyna rajeyneysaa iney soo xero galiso xidiga xulka faraaciita ee (the Pharaohs) bilowga xagaaga soo socda.
Gedo hada wuxuu u ciyaaraa kooxda reer Egypt ee Al-Ittihad Al-Sakndary hayeeshee hishiiska uu kula joogo ayaa wuxuu dhacayaa sanadka 2011, waxaana la soo wariyay in uu kooxda [...]
Tababarkii K/cagta ee dhalinta yaryar oo Bilaamay
Diyaariye:Shiikha
Naadiga horumarinta dhallinyarada Soomaalida/Maraykanka, Somali/American Youth Enrichment Club oo ka mid ah ururada ku midoobay ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota (SYDOM), ayaa bilaabay tababar Kubadda cagta ah oo ay u qabanayaan dhallinyarada da’dooda u dhaxeyso 6 jir ilaa 18 jir, taasoo ay iska kaashanayaan ciyaartooydii hore ee K/cagta iyo khubaro ku takhasusay K/cagta.
Barnaamijkaasi loogu talo [...]
CAS ruling lifts Chelsea’s transfer ban
LAUSANNE, Switzerland (AP)—Sport’s highest court has ruled that a FIFA transfer ban on Chelsea signing players must be lifted.
The Court of Arbitration for Sport said Thursday that Chelsea and French club Lens had reached an agreement in their dispute over teenager Gael Kakuta’s move to England in 2007.
CAS said the clubs agreed Kakuta did not [...]
Xulka Somalia oo 1-0 u dhiibtay Xulka Jabouti
NAIROBI, CIYAARO-xulka somalia ayaa galabtay xulka k/cagta ee jabouti 1-0 kaga adkaaday ciyaar ka tirsaneyd isreebreebka tartanka Chan CAF taasoo ka dhacday dalka Jabouti.
Tartankaan oo loogu talagalay iney ciyaaraan ciyaartoyda aan professional-ka aheyn ee ka ciyaarta horyaalada dalalkooda gudahiisa ayaa Somalia kulankii ugu horeeyay waxety ka soo hoysay guul wax ku ool ah.
Qeybtii dabe ee [...]
Vieira oo warqada u saxiixay Manchester City
LONDON, (Reuters) – Manchester City ayaa soo dhameystirtay lana soo wareegtay French midfielder Patrick Vieira oo ay ka keentay Inter Milan , isago qalinka ku duugay 6 bilood oo hishiis ah , oo ay wehliso in loo kordhin karo hishiiska hadii loo bogo, sidaa waxaa laga soo xigta kooxda Premier League ka ciyaarta maantay.
33,sano jirkaan [...]
Laacib waliba Man City ayuu Rabaa…
MANCHESTER (AFP) - Roberto Mancini ayaa ku kalsoon inuusan wax dhibaato ah ka qabin inuu ciyaaryahano magac leh uu suuqa kala iibsiga ka keeno sanadkaan Manchester City—hayeeshee wuxuu sheegay inuu wax yar sugayo ilaa kulanka uu arbacada la ciyaarayo League Cup semi-final first leg kooxda Manchester United.
Mancini wuxuu dhawaan soo qatay Patrick Vieira oo uu kala yimid kooxdiisii hore [...]
Weeraryahanka 2.02 Meter ah oo aaday ..
PRAGUE (AFP) – weeraryahankii hore ee xulka Czech Jan Koller, oo qandaraaskii uu kula joogay kooxda heerka 1aad ee Russian first division side Samara, ayaa 18 months oo hishiis ah wuxuu u saxiixay French third division side Cannes, sida uu wakiilkiisa sheegay.
Koller, oo 36 sano jir ah , waxaa sidoo kale uu bartilmaameed u ahaa [...]
Roberto Carlos oo 15 sano kadib ku noqday..
SAO PAULO (AP)—rugcadaaga World Cup ee difaaca dhanka bidix Roberto Carlos ayaa si rasmi ah isku baray taageerayaasha kooxda uu u ciyaari doono ee Corinthians shalay wuxuuna u balan qaaday inuu u keeni doono kooxda reer Brazilian horyaalkii ugu horeeyay ee Copa Libertadores title.
Wuxuu dalkiisa Brazil dib ugu noqday 15 sano kadib markii uu intiisa [...]
Koobka Maalinta AIDS oo Muqdisho lagu ciyaaray
MOGDISHO (CIYAARO) -Waxaa lagu qabtey shalayto garoonka Scoulo Polizio oo ku yaal Xaafada Xamar Jajab ciyaar lagu maamuusayay maalinta AIDS ADUUNKA , Koobka waxaa loo dhigay labada naadi Betroolka iyo Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya sida Wasiirada Caafimaadka Drs Qamar iyo Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada Soomaaliya mudane Saleebaan [...]
Juventus Oo Ku Fakatay Trezeguet
ROME (AFP) – Frenchman David Trezeguet oo ciyarta badal ku soo galay ayaa kooxdiisa ka badbaadiyay guuldaradii ugu horeysay ee horyaalka oo xalay ay ku sigatay markii uu goalkii bareejada ahaa u dhaliyay kaasoo ciyaartii xalay ee Genoa ku soo afjaray 2-2.
Hernan Crespo ayaa u muuqaday in Genoa uu guusha ciyaarta faraha u galiyay laakiin [...]
Eto’o Oo 3 million euro Barcelona Ku leh
MADRID, (Reuters) – Cameroon striker Samuel Eto’o ayaa bilaabay in uu dacawadiisa geeyo maxkamad si lacagta uu ugu leeyahay kooxad Barcelona uu u helo taasoo gaareysa three million euros ($4.44 million) , wuxuu sheegay in uu ku yeeshay deyntasi markii laga soo iibiyay Inter Milan.
Hishiiska ayaa wuxuu dhigayay sida uu ku andacoonayo in boqolkiiba [...]





















