Ciyaaro loogu diyaar-garoobayo koobka aduunka oo la ciyaaray
Argentina iyo macalinka cadaadis badan uu saran yahay ee Diego Maradona ayaa 1-0 kaga adkaaday Germany ciyaar ka tirsan ciyaaraha loogu diyaar garoobayo koobka aduunka, halka Spain ayaa murugo iyo ciil la jiifisay macalinka xulka France Raymond Domenech markii ay 2-0 kaga taqalustay xulka Les Bleusla yiraha.
28 xul oo ka mid ah 32 xul ee [...]
Xulalka World Cup iyo goobaha ay dagayaan
SUN CITY, South Africa (AP)—The list released Wednesday by FIFA of the World Cup bases for the 32 finalists:
Algeria, Zimbali Lodge, KwaZulu-Natal
Argentina, High Performance Centre, Pretoria
Australia, Kloofzicht Lodge, Gauteng
Brazil, The Fairway, Cape Town
Cameroon, Oyster Box, KwaZulu-Natal
Chile, Ingwenyama Conference Center, Lowveld
Denmark, Simola Hotel Country Club, Knysna
England, Bafokeng Sports Campus, Rustenburg
France, Pezula Resort Hotel & Spa, Knysna
Germany, [...]
FIFA oo Tababarka Wariyaasha Sports Africa soo gabagabeysay+Sawiro
NAIROBI, CIYAARO-Tababarkii Nairobi ugu socday wariyayaasha Sports qaarada afrika ayaa la soo gabagabeeyay , iyadoo xiritaankii seminarkaasi ay wakaalada wararka ee AFP ay wariyayaashii ka qeybgalay tababarkaasi shahaadooyin ku gudoonsiisay.
Tababarka wariyayaasha Sports Africa oo mudo hal todobaad ah ka socday Silver springs Hotel ayaa wuxuu ahaa mid sare looga qaadayay aqoonta wariyayaasha Africa ee sports [...]
Wargeyska ugu weyn dalka Kenya ee DAILY NATION oo lagu soo daabacay Wariye Sunni
NAIROBI, CIYAARO-Iyadoo uu heer gabagabo ah marayo Tababrka wariyayaasha sports Qaarada Afrika ayaa wargeyska ugu weyn ee dalka Kenya ee Daily Nation wuxuu wuxuu warbixin uu ka diyaariyay seminarka FIFA ku soo qaaday wariye Sunni iyo ka qeybalkiisa oo ah wariyaha kaliyaha ee somalia ugu qeybgalay tababarka FIFA.
Wargeysku wuxuu soo qaatay markii uu ka hadalayay [...]
Tababarka wariyayaasha Sports Africa oo ka furmay Nairobi
NAIROBI, CIYAARO-Ururka k/cagta aduunka ee FIFA iyo wakaalada wararka ee AFP ayaa wariyayaasha Sports Africa maantay tababar ugu furay magaalada Nairobi , kaasoo ay ku qaadan doonaa sida loo tabiyo ciyaaraha caalamiga ah.
Tababarkaan oo ah kii 2aad oo ay qaataan wariyayaasha sports ee afrika ayaa waxaa loogu talagalay sidii aqoonta wariyayaasha sports Africa [...]
FIFA oo tababar Caalami ah u fureysa wariyayaasha Sports Qaarada Africa
NAIROBI, CIYAARO- Hay’ada Maamusha Kubada Cagta Aduunka ee FIF (Federation International Football Assocaition) ayaa mar kale tababar caalami ah iskugu yeertay wariyayaasha sports qaarada africa oo uu ku jiro Senior Somali Spots Journalist Sir Sunni Said Salah oo ah tififtiraha guud www.ciyaaro.com www.waagacusub.com .
Tababarkaan oo ah wajigii 2-aad oo ay FIFA ugu talagashay wariyayaasha sports [...]
Henry oo ka badbaaday ganaaxii FIFA
ZURICH (AP)—Thierry Henry wax ganaax ah kalama kulmi doono ficilkii murunka dhaliyay ee isreebreebka koobka aduunka markii uu gacanta ku baasay kubadii lagu dhaliyay goalkii ay ku soo baxeen ee ay World Cup ugu qeybgaleen.
FIFA ayaa shalay sheegtay in gudiga disciplinary panel ay go’aankaasi gaareen iyagoo yiri (no legal right ) arintaasi quseeyay oo FIFA [...]
Isku Aadka Koobka aduunka 2010
CAPE TOWN, (Reuters) – Tartanka koobka aduunka isku aadkiisa ayaa loogu dhawaaqay dalka South Africa , iyadoo group G uu yahay kan la isku jilba murxi doono marka laeego xulalka ku jira, hadaba halkaan ka eeg sida ay xulalku iskugu soo aadeen
Group A – South Africa, Mexico, Uruguay, France
Group B – Argentina, South Korea, [...]
Africa ma ku guuleeysan K/Aduunka…?
NAIROBI (CIYAARO) -Indhahaaga isku qabo, oo bal qiyaas jawi farxadeed oo qaaradda Africa oo dhan ka dhaca, haddii koox ka tirsan Africa ay ku guuleeysato koobka adduunka ee 2010.
Dabaaldeg aan weligeed la arki, hal bilyan oo qof oo u dabaaldegaya mid ka mid ah cayaaraha adduunka ugu waaweyn.
Markii ugu horeysay 80 sano taariikhdiisa ayaa tartanka [...]
Ciyaarta ugu horeysay koobka aduunka
CAPE TOWN, (Reuters) – dalka martigalinaya ciyaaraha koobka aduunka ee South Africa ayaa ciyaarta ugu horeysa furi doona wuxuuna la ciyaari doonaa xulka Mexico , ay isku group yihiin 2 xul oo horey koobkaan ugu kala guuleystay oo kala ah France iyo Uruguay.
South Africa waa xulka ugu darajada hooseeya 32 xul ee koobka aduunka ka [...]
Maradona oo loo diiday …
CAPE TOWN, South Africa (AP)—FIFA ayaa waraaq u qortay xiriirka k/cagta ee Argentine football federation iyadoo ugu digeysa in macalin Diego Maradona uusan ka soo qeybgali karin xaflada lagu sameeynayo isku aadka ciyaaraha World Cup oo maalinta beri ah la qaban doono.
FIFA ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in Maradona 2 da bilood ee la mamnuucay ay [...]
FIFA oo dacwad ku furtay Thierry Henry
CAPE TOWN, South Africa (AP)—FIFA ayaa dacwada xaga anshaxa ah ku furtay shalay weeraryahanka xulka France Thierry Henry taasoo la xariirta kubadii uu gacanta ku sameeyay kulankii kala baxa ee ciyaaraha koobka aduunka loogu soo baxayay taasoo ay la ciyaareen Ireland bishii tagtay.
FIFA president Sepp Blatter ayaa sheegay in gudiga xaga edebta ay dib u [...]
FIFA oo France ka xayuubisay
CAPE TOWN, South Africa (AP)—France ayaa laga xayuubiyay darajada ah in ay hogaamiye ka noqoto mid ka mid ah group-yada ciyaaraha koobka aduunka loo qeybin doono maalinta jimcaha ah ee beri ah marka la sameeyo isku aadka, taasoo ka dhigan in xulka Les Bleus ay isku group noqon karaan Brazil or Spain heeraka group [...]
Dad magac ku leh aduunka oo lacasumay
CAPE TOWN, South Africa (AP)—Nelson Mandela ayaa fariin xaga video ah u jeedin doona madaxda sports ee aduunka ee ka qeybgaleysa isku aadka koobka aduunke ee maalinta jimcaha la qaban doono (Friday’s World Cup draw), kaasoo ay ka qeybgalayaan qaar ka mid ah dadka ugu caansan aduunka oo ay ka mid yihiin Archbishop Desmond Tutu [...]
Rabshadihii Ciyaartii Masar iyo Algeria
EGYPT (CIYAARO) -Madaxweynaha Masar, Mohamed Hosni Mubarak,ayaa soo dhex galay muranka dalkiisa iyo Algeria taas oo kicisay rabshadaha ka dhashay kubadda cagta ee labada dal dhex martay dhowaan.
Madaxweyne Mubarak, ayaa sheegay in dalkiisu uusan ka seexan doonin difaacida xuquuqda iyo sharafta muwaadiniinta reer Masar.
Jimcihii ayaa Algeria dalbatay in Masar joojiso waxa ay ugu yeedhay ololaha [...]





















