15 Responses to “Contact us”
Leave a Reply
_gaq.push(['_trackPageview']); (function() { var ga = document.createElement('script'); ga.type = 'text/javascript'; ga.async = true; ga.src = ('https:' == document.location.protocol ? 'https://ssl' : 'http://www') + '.google-analytics.com/ga.js'; (document.getElementsByTagName('head')[0] || document.getElementsByTagName('body')[0]).appendChild(ga); })();
asc
nin culus waan la dhacay webkan waadna ku mahadsantahay sida qiimaha leh aad ku doonayso inaad sare ugu qaado ka warqabka ciyaaraha gudaha iyo dibadaba
dadaalkaaga waa mid mudan in lagugu abaal mariyo
Dear Sunni
Marka hore waan kaga mahad celinaya sida haboon ee aad wax u wado runti waxaad tahay nin qibrad u leh Arrimaha Sportska , sida aan lasoconan ka soo shaqeyay shabkada warbaahinta Hornafrik iyo Capital Voice , hadana ah qoraga website ka waagacusub, waxaan ku darsan la haa labo rayi oo kala ah
1 Marka hore in aad qurxiyo web design
2 In aad warbixinada Sports ka dhigto Update
aad baan kaaga mahad celinaynaa sida aad uga shaqaynaysid arimaha sportiga lkn waxaa kaa cod sanlahayn inaad kusoo badisid wararka transferka up date iyagoo ah.
ASCWW,
Waxaan kugu hambalyeynayaa Boggan cusub ee aad ku soo biirisay websaadyada ka faalooda Isboortiga Guud ahaan, gaar ahaan kan Soomaalida ee dunida dacaladiisa ka dhaca.
Waxaan kugu la talinayaa in aad Runta ka gaban ee aad qorto wax kasta oo lagu horumarin karo Isboortiga Soomaaliyeed.
Wabillaahi Towfiiq
Mr. Abukar Abanur
GUDDOOMIYHIII X.S.C.FUDUD,
AHAANA XUBIN GUDDIGII FULINTA EE GOS
Tel 0031(0)622771536
E-mail: AbukarAbanur@live.nl
E-mail: AbukarAbanur@yahoo.com
suni waxaan uamleynaa in aad noqon doontid sidii wariyiihi waqtiyamadii 80 ilaa 90 sheegi jiray faaqidaada ciyaaraha waa kolombo, marka adigana hada waxaa tahay jornaalistaha ugu firfircoon qorista ciyaaraha ilike that
Aaad baan kuugu hambalyeeynayaa waxaan filayaa in aad u adeegto bahda cayaaraha ama sportiga si cadaalad ah waxaan hubaa in aad tahay qof shaqadiisa yaqaan .
Salaan sarre sunni waan ku salamay salaan kadib runt aad baan u daneynaa in-aan mawduca wax ka i raahdo
hambalyo kadib waxaan kaa sugnaa waa in aad sameyso Qeyb dhageysi ah oo aan kal socono webka
waan soo dhaweyneynaa
asc wr wb mr sunni
waankusalaamayaa marka hore
marka xigta sxb waxaan kugu hambalyeenaya hormarka aad wado.
waxaan kuu rajaynayaa horumarka aad wado inaad meel kagaarto.
run ahaantii waan u caabaneen warbixinaadaadii sportiga ee qiimaha badnaa
mahadsanid
adiga wax aad ku mahad santahay ma jiraan wax in laga qabto maahe
Marka hore aad ayaan ugu mahadcelinayaa Sunni said Salah iyo dhamaan ciyaaro.com run ahaanti waa web ka duwan kuwa aan hore u arkay aadna aga helayaan soomaalida sportiska daacada u ah siiba ciyaaraha dalka iyo kuwa yurub gaar ahan English Premier League..Serai A ..Laliga…Bundesliga// waxa lagu soo wada qaadanayaa webkan dhamaan ciyaaraha ka dhacay yurub waxa aad moodaa in aadan webkale aga bahneyn tusaalo ahan weebabka waxa aay ka hadlaan hal horyaal..laakin ciyaaro waxa aan moodaa kuli in uu ka wada hadlo marka waa tusaalo fiican bahnweeynta soomaaliyeed ee sportska jecelna ka helaan
marka hore aad ayaan kaaga mahad celinaya sida weyn aad ugu istaagtay sportiga soomaaliyeed waan ku mahadsan tahay shaqda weyn aad u heyso bulshada, aad ayaan ugu farxaa markaaan websiteka aan soo galo oo aan ka aqristo wararki sport ee ugu danbeeyay qaasatan kan soomaalida waan ku mahdsan tahay sxb.
suni siciid saalax
Waan ku salamay sunni salaan kadib sxb runti waxad tahay saxafi aan la mid aheyn saxafiyiinti soo baxay 1990 ee sxb waxaan kaa codsaneynaa in aad noogu so kordhiso webka taariikhda ciyaartoyda somalia ,
marka aan ka hadlo sida ciyaar yahan sata dallo afrika ismaacil gariile faxal ismaacil geriile ,
E-mail: Jaajiil6@hotmail.com
Mudane Suni hambalyo ayaan ku leeyahay, hoosha wacan oo aad heysid iyo sida aad uga haqabtirtid wararka ciyaaraha, kuwii siyaada waa lagu daalay ee tanni aad ayee u wanaagsan, dadaalkaaga labo laab ayaan ku leeyahay.
Nabadeey……….
Marka hore waa salaamantihiin,
Salaan kadidb waan kaaga mahad celinaayaa wax qabadkaan,
Laakin waxaan la yaabnahay soomalida maxay u yihiin wada Copy?
Sababtoo ah waxaa jiray Bogga Cayaaraha.com
Marka waxay eheed mid ka gidisan ciyaaro in aad sameesid
Laakin micno malahan intii xunaa dhaantaa ama ka Roontahay,
Haddii uu da’daalkaaga intaan noqdayday mustaqbalka fog- Ka fikir, wa bilaahi towfiiq.
sxb aad ayaan kaaga mahad celinayaa hawsha aad ka wadaan sportiga hadaba sxb waxaa la odhan karaa waa websiteka kaliya ee soomaaliya ab dhaydkaa markaa walalo wada wada hawsha mahadsanidin