CIYAARO.COM::
	<language>en</language>
Bahda Sports Leicester oo shahaado sharaf siisay duqa Magaaladaasi
		<description>(CIYAARO) -Maamulka Bahda Sportiga ee magaalada Leicester ayaa shahaado sharaf waxey gudoonsiiyeen duqa magaalada Leicester Councilor Roger Blackmore (Lord Mayor ) kadib markii u si xilkasnimo ah uu u garab istaagay howlaha qaban qaabada iyo qabsoomida koobka Super Cup-ka  ee dhawaam ka furmi doona magaaladaasi.
Wafdi balaaran oo uu horkacayay  Gudoomiyaha dallada sportiga ...</description>
Arsenal oo goolal ku harqisay Porto
		<description>[caption id="attachment_4105" align="alignleft" width="300" caption="Sol Campbell of Arsenal beats the Porto"][/caption]
(CIYAARO)— 3-gool oo uu Nicklas Bendtner markiisii ugu horeysay u dhaliyay taariikhdiisa Arsenal ayaa u suura galisay in 5-0 ku qaarajiyaan Porto xalay ciyaar ka tirsaneyd tartanka horyaalada yurub , iyagoo si fudud u soo gaaray quarter-final-ka koobka Champions League.
Samir ...</description>
Bayern oo nasiibkeeda ku baxsatay
		<description>[caption id="attachment_4104" align="alignleft" width="288" caption="Bayern Munich's Mark van Bommel"][/caption]
(CIYAARO) --Bayern Munich ayaa jaratay tikidkeeda ay ku aadeyso wareega 8-deeda ee quarter-final-ka tartanka Champions League wallow hadana ay qasaaro 3-2 ah kala kulantay kooxda ay martida u aheyd ee Fiorentina.
Kooxda reer German oo lugtii 1-aad ku soo adkaatay 2-1 ayaa badiskaasi ku fakatay, ...</description>
Waa maxay dadaalka soo daahey ee xiriirka k/cagta..?
		<description>[caption id="attachment_4090" align="alignleft" width="300" caption="MUgaanbe"][/caption]
MOGDISHO,(CIYAARO)-5-tii bishaan waxaa garoonka dugisga police-ka ee (Scuola Polizia) waxaa ka bilaamay tartankii xiriirka kubadda cagta uu ugu talagalay horyaalka 6aad ee kooxaha heerka labaad  (Seria B) iyada oo ay xusid mudan tahay in wax tartan horyaal ah aan la qaban tan iyo markii dib u habeynta ...</description>
Shir looga hadalayay Horumarinta Ciyaaraha oo ka dhacay Willmar
		<description>(CIYAARO) Shir ballaaran oo ay ka soo qayb galeen Ururka Haweenka ee Willmar (Willmar Womans Center) iyo Somali Willmar Youth and Sports Center  ayaa lagu qabtay xarunta ururka haweenka ee magaalada Willmar.
Magaalada Willmar ayaa waxay 90 mile u jirtaa magaalooyinka Minneapolis iyo Saintpaul,waxaana ku nool dad Soomaaliyeed oo aad u ...</description>
Odayaashii Ciyaaraha oo dalka Qadar ku kulmay
		<description>[caption id="attachment_4086" align="alignleft" width="300" caption="ciyaartoydii hore ee somalia"][/caption]
( CIYAARO) Waxaa  bishii Febraayo 2010 ku kulmay magaalada Doxa ee dalkaasi Qatar halyeeyadii ciyaaraha iyo marti sharaf kale oo qiimo ku lahaa isboortiga Soomaaliyeed noocyadiisa kala duwan ha noqoto dhinaca kubadda Cagta, kubadda koleyga iyo Cayaaraha fudud.
Halyeeyada halkaasi ku kulmay oo isugu jiray Macallimiin ...</description>
Ciyaartoyda ku Fashilantay kooxda Manchester United..!
		<description>(CIYAARO)-Todobaadkaani waxaa miiska inoo saaran ciyaartoydii ku fashilantay Naadiga Manchester United, tan iyo markii uu naadiga gacanta ku dhigay Tababaraha ku duqoobay Naadiga Manchester United Ee Sir Elex Fergusen.
Sir Alex Ferguson waxuu inta badan ku fakaraa inuu garoonka Old Troford uu keeno ciyaartoy mucjiso ah kuwaasoo guulo u horseedi kara ...</description>
Gudoomiyihii kooxda k/cagta Gasco oo saacado Xabsiga la dhigay
		<description>[caption id="attachment_4079" align="alignleft" width="248" caption="buuqii garoonka Scouli Polisia ka dhacay"][/caption]
MOGDISHO,(CIYAARO)-Iyadoo garoonka Scolla Polisia ee Magaalada Muqdisho uu ka bilowdey horyaalkii 6aad ee kooxaha heerka labaad seria (B) ayaa waxaa jira qeylo dhaan iyo buuq hareeysay tartankaasi, ka dib markii qaar ka tirsan kooxaha ka qeyb-galaya tartankaasi shaki la geliyey lahaanshahooda ...</description>
Scholes oo hogaanka u dhiibay Man Utd
		<description>LONDON,(Reuters) - Manchester United ayaa dib ugu soo noqotay hogaanka horyaalka Premier League iyadoo 2 dhibcood ka sara martay kooxda Chelsea iyo Arsenal , waxeyna kaga mahadcelineysaa Paul Scholes oo dhaliyay 1-0 ay kaga adkaatay Wolverhampton Wanderers.
United, oo uu ka maqnaa xalay gool dhaliyahooda weyn ee Wayne Rooney, ayaa xalay  ...</description>
Real Madrid oo hogaanka horyaalka qabtay
		<description>MADRID -Real Madrid oo looga naxsaday 2-0 ayaa weerar badan kadib waxaa u suuragashay iney kooxda Sevilla 3-2 kaga gudubto sidaana ay hogaanka ku fariisatay markii Rafael Van der Vaart uu u dhaliyay goolka guusha dhamaadkii ciyaarta.
Barcelona oo 10-ciyaartoy ku ciyaareysay ayaa jilbaha la qabtay markii 2-2 ay la dhaafi weysay kooxda ...</description>
AC  Milan & Roma oo isku jilba murxay
		<description>[caption id="attachment_4070" align="alignleft" width="285" caption="AC Milan English soccer star David Beckham"][/caption]
MILAN (AP)— kooxda hogaanka horyaalka Serie A heysa ee Inter Milan ayaa iyada oo aan ciyaarin guul u soo hoyatay kadib markii 2dii koox eek u soo dhawaa ay xalay isku jilbo murxeen kuwaasoo kala ahaa AS Roma iyo AC Milan ayaa ...</description>
Lyon oo raadineysa Ciyaaryahan Gedo
		<description>Lyon ayaa gacanta u fidisay weeraryahanka xulka Egypt Mohamed ‘Gedo’ Nagy , waxeyna rajeyneysaa iney soo xero galiso xidiga xulka faraaciita ee (the Pharaohs) bilowga xagaaga soo socda.
Gedo hada wuxuu u ciyaaraa kooxda reer Egypt ee Al-Ittihad Al-Sakndary hayeeshee hishiiska uu kula joogo ayaa wuxuu dhacayaa sanadka 2011, waxaana la ...</description>
Kulamada horyaalka Serie A
		<description>Ciyaarah horyaalka Serie A ayaa ah kuwo aad u xiiso gaar ahaan kuwa la ciyaari doono galabtay iyo caawa iyadoo intooda badan horyaaka la ciyaari doono galabnimada Axada. Hadaba 2 kulan oo ka tirsan horyaalkaasi oo aad u adag ayaa la wada sugayaa galabtay iyo caawa kuwaasoo kala ah
Playing on ...</description>
Ciyaaraha horyaalka La Liga
		<description>Kulamo ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka spain ayaa la ciyaari doonaa caawa iyo galabtay kuwaasoo ah kuwo aad u xiiso badan, ilaa iyo 3 kulan oo ay ku lug leeyihiin kooxaha horyaalka hogaankiisa isku heysta ayaa la wada sugayaa waxeyn kala yihiin.
Playing on Saturday
Deportivo Coruna v Tenerife         (1700)
Almeria          ...</description>
Kulamada horyaalka English Premier League
		<description>Horyaalka English Premier ayaa galabtay la wada ciyaari doonaa kulamo ka tirsan iyo kooxaha Arsenal iyo Manchester ay ku lug leeyihiin ciyaaraha dhacaya galabtay. Horyaalka oo ilaa Isniinta la ciyaari doono ayaa kooxda horyaalka hogaamineysa ee Chelsea aysan ciyaari doono , sababtoo ah waxey aadeysaa xagaa iyo FA oo ay ...</description>