MUQDISHO, CIYAARO-Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu sagootinayay ciyaartoyda xulka gabdhaha kubadda gacanta ayaa waxaa lagu qabtay hoolka weyn ee dugsiga sare ee booliska (Scolla Polizia) ee magaalada ...
LONDON, CIYAARO-Cali Afgooye oo kamid ah ciyaartoyda da?doodu ay tahay 13 sano-jirka ee kooxda Chelsea ayaa loo kordhiyay contractigii ama heshiiskii ay kooxdaasi horay ula gashay waalidkiisa. Heshiiska cusub ee ...
BARCELONA, Spain (CIYAARO)?Inter Milan ayaa caga dhigatay ciyaarta kama danbeysta ah ee tartanka horyaalada kooxaha qaarada yurub markii ugu horeysay mudo haatan laga joogo 38 sano.
Inter oo mudo saacad ah ...
MANCHESTER , CIYAARO-Kooxda Manchester City oo ah koox ay leeyihiin maaqabeenada aduunka raga ka mid ah ayaa waxey jaaliyadda soomaalida ee dagan Uk ugu deeqay tartan ...
LYON, France, Ciyaaro? Weeraryahanka xulka Croatia Ivica Olic ayaa 3 gool oo uu ku harqiyay kooxda ay martida u ahaayeen ee Lyon wuxuu Bayern Munich ugu jaray ticket ay ku ...
CIYAARO-FC Barcelona waxaa laga doonayaa iney sare y qaado tirada guulaha ay gurigeeda kaga badisay FC Internazionale Milano waa hadii ay dooneyso iney dib u caga dhigato ciyaarta kama danbeysta ...