Manchester City oo raadineysa ciyaaartoy tayo leh

by Sunni Said Salah | Posted on Wednesday, April 28th, 2010
Readers:506
somalida iyo manMANCHESTER , CIYAARO-Kooxda Manchester City oo ah koox ay leeyihiin maaqabeenada aduunka raga ka mid ah ayaa waxey jaaliyadda soomaalida ee dagan Uk ugu deeqay tartan lagu xulayo ciyaartoy tayo leh, si ay u diiwaan gashato oo ay kooxdaasi ugu mid noqdaan.

Kooxda Whitwoth Park oo ah koox ay ,maaulaan shaqsiyaad soomaali ah iyo wakiilka jaaliyadda Manchester city Abdul kadir Cadday ayaa waxey ugu bishaaareynayaan ummadda soomaaliyeed ee ku nool dalka UK iney ka faaiideystaan fursadaan ay kooxda Manchester City u soo bandhigtay Soomaalida .

Kooxdii daneyneysa ama qofkii daneynaya waxey ka qeybgali karaan tartan tayo leh oo dhawaan la qaban doono

Cidii daneyneysa  waxey si toos ula xariiri karaan telefoonada hoos ku qoran iyo shaqsiyaadka ku qoran .

Fuad Ahmed Ali:  oo laga helo -07949149933

Abdulkadir  Caddaay: oo laga hel -07903729685

Hadii uu wiilkaaga wanaagsan yahay u ogolow inuu ku biro kooxda Manchester city.

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>