May 2010 Archive
sheekaalow

Wareysi uu Mahad Tagow la yeeshay (Shiikhaaloow) intii uusan dhiman

NAIROBI, CIYAARO- Halkaan waxaan idin kugu soo gudbinayaa wareysi uu intii uu noolaa uu macalin Mahamed Xuseen Cali shiikhaalow siiyay wariye mahad Ahmed tagow oo xilligaa uu ku soo daabacay website ...
ivory-coast

ABIDJAN, Ivory Coast (CIYAARO)?taageerayaal 100 gaaraya ayaa si waqti nasiib ah ku helay ticket lacag la?aan ah oo ay kaga qeybgalaan koobka aduunka iyagoo taageerayaal u ah xulka Ivory Coast ...
shiiqaaloow-300x289

Xasan Diritoor oo tacsi u diraya shiikhaalow

DUBAI, CIYAARO-dhammaan bahda kubadda Cagta iyo Qoyskii uu ka geeriyooday Saaxiibkeen, Ciyaaryahankii Xulka qaranka Soomaaliyeed iyo kooxdii Minishiibiyo ayuu yiri Xasan Maxamed Cali (Xasan diritoor) ayaan tacsi u dirayaa. xasan diritoor ...
us

Xulka US oo gaaray South Africa

JOHANNESBURG (CIYAARO)?Xulka k/cagta ee U.S. ee ka qeybgalay koobka aduunka ayaa gaaray magaalada Johannesburg kadib markii ay hawada ku soo scodaan 17-saacadood oo diyaarada ah. Markii diyaaradii waday xulkaasi ay soo ...
Kaka-iyo-Julio-Cesar

Kaka iyo Julio Cesar oo ciyaarta golf bilaabay

JOHANNESBURG (CIYAARO)?Xiddigaha reer Brazil ee Kaka iyo Julio Cesar waxey heleen fursad ay ku ciyaaraan ciyaarta golf-ka iyagoo ku ciyaara meel ku dhow hotel-ka ay dagan yihiin. Ciyaartoyda Brazil ee koobka ...
Brazil1-300x235

Brazil oo diiday lacago abaalmarin ah

JOHANNESBURG (CIYAARO)?Xulka Brazil ayaa ku adkeystay in aysan dooneyn lacagaha ay balan qaaday dowlada dalkaasi ee ah in hadii ay ku guuleystaan koobka aduunka ay helayaan. Mar waliba oo ay koobka ...
Raymond-Domenech

Domenech oo jabiyay record-kii Hidalgo

PARIS (CIYAARO)?Macalinka France Raymond Domenech ayaa gaaray record ?KII macalinkii xulkaasi Michel Hidalgo kadib markii uu ciyaaray kulankii 75aad Domenech wuxuu xilka uu hayo ka qaatay Jacques Santini oo xilkaasi ka ...
h-2-300x213

Tartanka Somali Cup Helsinki oo ka furmay Helsinki

HELSINKI, CIYAARO-Waxaa shalay oo ay taariiqdu ahayd 28.5.2010 laga furay magaalada helsinki tartankii sanad laha ahaa ee kubada cagta Somali cup oo aalaaba soo qaban qaabiyo Ururka somali culture and ...
sheekaalow

Noloshii Macalin Shiikhaalow oo kooban

MUQDISHO, CIYAARO-Shiikhaaloow waxaa uu ku dhashey degmada shibis 1955, waxaana waxbarashadiisa dugsiga ku dhameystay scolla shibis. Ciyaarta kubada cagta uu ku soo caan baxay isla degmadii u ku dhashay ee ...
Galmudug-president-1-300x198

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay bahda isbortiga Sweden

Taariikhdu marka ay ahayd 23kii may 2010 waxaa magaalada Stockholm caasimada Sweden ka dhacaykulan balaaran oo isku hor fariisteen madaxweynaha Galmudug State mudane Maxamed Axmed Caalin iyo bahda isbortiga Sweden ...

Next Page »
Cristiano Ronaldo

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona ...
-

$1 million oo abaalmarin ah ayaa faraha laga saaray xulka Equatorial Guinea

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, ...
Equatorial Guinea's squad

$1m ayeey heli doonaan ciyaartoyda Equatorial Guinea hadii ay ka badiyaan Libya

Ciyaartoyda xulka Equatorial Guinea ayaa waxey kala ...
Barcelona's Argentinian forward Lionel Messi

Messi oo taariikhda markii 3 oo isku xigta la hoyaaday abaalmarinta FIFA Ballon d’Or+Sawiro

ZURICH (AP)—Lionel Messi oo dalka Argentina u dhashay ayaa noqday ...