Marseille oo horyaalka French ku guuleysatay

by Sunni Said Salah | Posted on Wednesday, May 5th, 2010
Readers:261

MARSEILLE, France (CIYAARO) – Marseille ayaa ku guuleysatay horyaalka French league markii ugu horeysay mudo 18 sano markii ay 3-1 kaga taqalustay Rennes.

Marseille ? oo sidoo kale xilli ciyaareedkaan ku guuleysatay League Cup  -ayaa kooxaha ku so xiga ee Lille iyo waxey ka sareysaa 8 dhibcood iyadoo 2 kulan ay horyaalka ka dhiman tahay.

Marseille horyaal ay qaado waxaa ugu dambeysay 1992

Mamadou Niang iyo Lucho Gonzalez ayaa guushaasi u xaqiijiyay Olympique Marseille. Waxey aruursatay 75 dhibcood.

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>