Date archive for May, 2010
mgeelle
By Sunni Said Salah On Saturday, May 29th, 2010
1 Comment

Macalin Geella & Baskuwaale oo ka hadlay Shiikhaalow

Readers:915NAIROBI, CIYAARO-Allaha u Naxariistee waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Tababare Maxamed Xuseen Sheekhaalow, kadib markii sida la sheegay uu wadnuhu istaagay. Marxuum Maxamed Xuseen Sheekhaalaw More...

luigi_del_neri
By Sunni Said Salah On Saturday, May 29th, 2010
0 Comments

Macalinka Juve oo captain cusub doonay

Readers:311ROME (CIYAARO) ? Macalinka cusub ee Juventus Luigi Delneri ayaa shaaca ka qaaday in is badalka ugu horeeya ee uu kooxda ku sameyn doono uu yahay in uu Claudio Marchisio uu captain ugu dhigi doono kooxda More...

sheekhaalow
By Sunni Said Salah On Saturday, May 29th, 2010
2 Comments

Macalin Shiikhaalow oo Maantay Muqdisho ku dhintay

Readers:379MUQDISHO, CIYAARO-ALLE ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Tababare Maxamed Xuseen Sheekhaalow, kadib markii sida la sheegay uu wadnuhu istaagay. Marxuum Maxamed Xuseen Sheekhaalaw More...

DSC06165-290x300
By Sunni Said Salah On Friday, May 28th, 2010
2 Comments

Xiriirka K/cagta oo ka naxay wareysigii Macalin Farayare

Readers:621MUQDISHO, CIYAARO-Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa u muuqday kuwo si weyn uga naxay wareysigii ay Idaacadda Bar-kulan la yeelatay Macalinkii xulka 17 jirada Maxamed  Abdulle farayare, kaasoo uu More...

colombia1-300x227
By Sunni Said Salah On Friday, May 28th, 2010
2 Comments

Lacago looga xaday xulka Colombia hotel-kii ay jiifeen

Readers:281JOHANNESBURG (CIYAARO)?Ciidanka Police-ka ee South Africa ayaa sheegay in shaqaalihii ka shaqeynayay 2-da hotel ee ay daganyihiin xubnaha xulka k/cagta ee Colombia, lacago looga xaday xilli ay South Africa More...

helisinki
By Sunni Said Salah On Friday, May 28th, 2010
0 Comments

Tartanka kubada cagta ee Somali Cup Helsinki 2010

Readers:397Ciyaarahan waxaa ka qayb galaya 12 kooxood oo ka kala Socda Gobolada dalkan Finland waxaana lagu qabanaayaa magaalada Helsinki xaafada myllypuro waana sanadkii lix iyo tobanaad waxayna soconaayaan 28.05…13.06.2010 More...

Philipp_Lahm-300x271
By Sunni Said Salah On Friday, May 28th, 2010
0 Comments

Philipp Lahm oo Germany captain loo doortay

Readers:450FRANKFURT, Germany (CIYAARO)?Difaaca Bayern Munich Philipp Lahm ayaa loo magacaabay inuu noqdo captain xulka Germany u hogaamin doona koobka aduunka, wuxuuna sidaasi ku noqday ciyaaryahankii ugu dada More...

farayare-300x223
By Sunni Said Salah On Thursday, May 27th, 2010
2 Comments

Macalin fara yare oo laga xayuubiyay jagadii xulka 17 sano jirada

Readers:485NAIROBI, CIYAARO-Macalin Mohamed C/dulle fara yare oo ahaa macalinkii xulkii sanadkaan guulaha la yaabka leh gaarsiiyay xulka 17 sano jirada ee Soomaaliya ayaa xilkaasi laga xayuubiyay. Macalin fara yare More...

abdulqani
By Sunni Said Salah On Thursday, May 27th, 2010
0 Comments

Doorashada Xiriirka k/cagta goormaa la qabanaya..?

Readers:351NAIROBI, CIYAARO-Xoghayaha Xiriirka k/cagta Soomaaliya C/qani Saciid Carab oo wareysi siiyay Idaacada Bar-kulan ayaa sheegay in sanadkaan dhexdiisa doorashada xiriirka la qaban doono wallow uusan waqti More...

Pellegrini-300x265
By Sunni Said Salah On Thursday, May 27th, 2010
0 Comments

Real Madrid oo raacdeysay Pellegrini

Readers:402MADRID, (CIYAARO) – Real Madrid ayaa raacdeysay macalin Manuel Pellegrini iyadoo lagu wado iney xilkaasi u magacowday Jose Mourinho markii uu ka tagay Inter Milan. Madaxweynaha Real Florentino Perez More...