Xasan Diritoor oo tacsi u diraya shiikhaalow

by Sunni Said Salah | Posted on Monday, May 31st, 2010
Readers:291

DUBAI, CIYAARO-dhammaan bahda kubadda Cagta iyo Qoyskii uu ka geeriyooday Saaxiibkeen, Ciyaaryahankii Xulka qaranka Soomaaliyeed iyo kooxdii Minishiibiyo ayuu yiri Xasan Maxamed Cali (Xasan diritoor) ayaan tacsi u dirayaa.
xasan diritoor oo haatan ku sugan  Waddanka Imaaraadka gaar ahaan Dubai ayaa isaga iyo shaqsiyaad kale waxey dirayaan tacsidaan.

Cabdulqaadir Sheikhey Maxamed. Oo ah Qunsulka Guud ee Dubai.
Xasan Maxamed Cali. (Xasan Diritoor).
Maxamed Baacakaba.
Ciyaaryahankii Difaaca Naadigii Gaadiidka   Mudane Mansuur.
Baarajab  Ciyaaryahayn Qaran Baasketball.
Siciid Cabdulle Yalaxow.

Iyo dhammaan Bahda Isboorti ee Imaaraadka waxey tacsi u dirayaan qoyskii iyo ehehladii uu ka geeriyooday maxamed Xuseen Shiikhaalow oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

ciyaaro@gmail.com

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>