Ghana oo gaaray quarter-final-ka koobka aduunka

by Sunni Said Salah | Posted on Saturday, June 26th, 2010
Readers:349

RUSTENBURG, (CIYAARO) – Asamoah Gyan ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta lagu daray xulka Ghana u dhaliyay goolkii guusha kaasoo ay ku aadeen heerka quarter-final-ka ee koobka aduunka markii ay 2-1 kaga adkaadeen United States.

Oo ciyaarta oo la ciyaaray 190 daqiiqo ayaa waqtigii loogu talagalay waxey klus oo idlaatay 1-1.

Ghana, waxey wareega 8da la ciyaari doontaa xulka Uruguay oo ay ku wada ciyaari doonaan garoonka Soccer City ee magaalada Johannesburg,

Ghana wuxuu noqday xulkii 3aad ee African ah ee taariikhda koobka aduunka soo gaara wareega quarter-ka waxaa kaga horeeyay xulalka Cameroon oo heerkaasi gaaray 1990 iyo Senegal oo gaaray 2002.

ciyaaro@gmail.com

Related posts:

Tags
Displaying 2 Comments
Add Your Comment
  1. Japra says:

    good win I wish the Ghana win this world cup guul wanagsan waxan rajenayaa Ghana in ay ku gulesato world cup.kan

  2. Japra says:

    good win I wish the Ghana win this world cup the meting urugry next Gem guul wanagsan waxan rajenayaa Ghana in ay ku gulesato world cup.kan urugry ana lakulmeysaa ciyarta xikta

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>