Maradona oo wali aamusan
Readers:504CIYAARO ?Diego Maradona ayaa wali wuxuu sheegi la?yahay inuu doonayo in xulka Argentina uu macalin u sii ahaado iyo In kale. Maradona oo todobaadkaan horaantiisa la kulmay gidoomiyaha xiriirka Argentine More...
Loew oo la joogi doona Germany
Readers:315CIYAARO?Macalinka xulka Germany Joachim Loew ayaa ku waafaqay 2 sano oo kale in uu la sii joogo xulka Germany isagoo u hogaamin doona 2012 tartanka qaramada yurub ee Poland iyo Ukraine ka kala dhici More...
Liverpool set to swoop for Manchester City defender Wayne Bridge
Readers:358Manager Roy Hodgson, having sold Emiliano Insua to Fiorentina and allowed Fabio Aurelio to leave, is ready to pay around £6 million for the former England international. Bridge has three years remaining More...
Joe Cole oo ku biiray Liverpool
Readers:784CIYAARO ? Xiddiga khadka dhexe ee England Joe Cole ayaa ku biiray Liverpool markii uu saxiixay 4 sano oo heshiis ah , wuxuuna ka soo tagay Chelsea oo uu 7 sano la joogay. Cole, oo 28 sano jir ah , More...
Michael Bradley oo England laga rabo
Readers:924CIYAARO -kulan-Michael Bradley waa wiilka uu dhalay tababaraha Qaranka USA Bradley, waana ninka kaliya ee xulka dalka Mareykanka ka adkeeyay khadka dhexe. Bradley waa ciyaaryahan awood u leh la qeybsashada More...
Fabregas oo maaliyada Barcelona qasab loogu galiyay
Readers:1370CIYAARO -Xiddiga kooxda Arsenal captain-ka u ah ee Cesc Fabregas ayaa jaraaidka caalamka ka soo muuqday isagoo ku sawiran maaliyada kooxda Barcelona intii lagu guda jiray dabaaldagii koobka aduunka More...
Tartan Kubadda Kolayga ah oo xalay ka bilowday Magaalada Stockholm
Readers:413Stockholm (CIYAARO): Waxaa xalay ka bilowday Garoonka Kubadda Kolayga Xaafadda Rinkbey ee Magaalada Stockholm tartan Kubadda Kolayga ah, kaasi oo ay ku tartamayaan Shan kooxood oo ka kala socda dalalka More...
Readers:425Liverpool and Rangers have officially confirmed they have come to an agreement ‘in principle’ that will see the sale of promising centre-back Danny Wilson to the Premier League side. Wilson, More...
Doorashadii 8aad ee xiriirka K/cagta oo Muqdisho ka dhacdey
Readers:372CIYAARO ?congresskii 8-aad ee xiriirka kubadda cagta soomaliya oo maanta lagu qabtey hotelka suxufi ee magaalada muqdisho ayaa waxaa halkaasi xaadir ku ahaa ilaa 25 kooxood oo ka mid ah kooxha u diiwangashan More...
Annan oo ay isku heystaan Chelsea, M United, Lyon
Readers:657CIYAARO -Xiddigaha Black Stars ee xulka dalka Ghana waxey noqdeen sharaftii Afrika ee Koobka Adduunka 2010, waxaana hormarkaasi u keenay Ghana ciyaartoyda kala ah John Mensah, Isaac Vorsah iyo Annan More...

Recent Comments