Wenger oo Fabregas la hadlay

by Suni Said Salah | Posted on Saturday, July 31st, 2010
Readers:636

LONDON (CIYAARO) – Arsene Wenger ayaa u sheegay captain-kiisa  Cesc Fabregas inuu iska hilmaamo doonistiisa ku wajahan dib ugu laabashada kooxdii uu ku soo barbaaray ee Barcelona, isla markaana uu xooga saaro sidii uu Arsenal horyaalka ugu qaadi lahaa.

Wenger waxaa ka go’an inuu illaalashado Fabregas wallow , xiddiga khadka ee Spain uu sheegay inuu jecelyahay inuu dib ugu laabto Barca oo ah halkii uu kubada ka soo bartay.

Barca waxey si cad u u sheegtay iney Fabregas dooneyso iyadoo dul dhigtay 30 million pounds oo u dhiganta (36 million euros) si ay u hesho 23-sano jirkaasi.

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>