Xiriirka ciyaaraha Fudud oo Nairobi jooga

by Suni Said Salah | Posted on Saturday, July 31st, 2010
Readers:880

CIYAARO-NAIROBI-wafdi balaaran oo uu hogaaminayo xoghayaha xiriirka ciyaaraha fudud ayaa ka qeybgalaya tartanka ciyaaraha fudud ee qaarada afrika oo lagu wado inuu beri ku soo gabagaboobo Nairobi.

Tartankaan somalia waxaa ugu qeybgalaya illaa 4 ciyaartoy oo ka kooban  3 wiil iyo gabar , ilaa iyo hada wax guulo ah oo la taaban karo somalia tartankaan kama soo hoyn.

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>