August 2010 Archive
Real Madrid's Portuguese Cristiano Ronal

Ronaldo oo 3 todobaad maqnaan doona

MADRID, (CIYAARO) – weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa garoomada ka maqnaan doona ugu yaraan 3 todobaad markii uu dhaawac ka soo gaatay anqowga midig, sida lagu sheegay website kooxad ...
Somali 2

Somali U-17 defeated Qatar’s Al-shahania

The Somalia National U-17 Squad has defeated Qatar’s Al-Shahania FC by two goals to nothing in a friendly match which took place at the club’s own stadium in Doha on ...
Ruud van Nistelrooy

Van Nistelrooy oo loo yeeray

AMSTERDAM, (CIYAARO) – Weeraryahan Ruud van Nistelrooy ayaa looga yeeray xulka Netherlands markii ugu horerysay mudo 2 sano ah, sida ay sheegeen xiriirka k/cagta ee Dutch Football Association. Macalin Bert van ...
trezeguet_back

Trezeguet oo aaday Spain

ALICANTE, Spain (CIYAARO)—Weeraryahankii hore ee France David Trezeguet ayaa aaday horyaalka Spain isagoo 2 sano oo heshiis ah u saxiixay kooxda dhawaan galka ku ah horyaalka ee Hercules. 32-sano jirka Trezeguet ...
fifa

FIFA oo socdaalkeeda soo afjareysa

MADRID (CIYAARO) – Wafdiga kormeerka FIFA ayaa tagay xarunta Spain, kaasoo ay ku soo afjarayaan socdaalkii dheeraa ee ay ku marayeen dalalka u sharan martigalinta koobabka aduunka ee 2018 iyo ...
AC Milan's Brazilian defender Thiago Sil

AC Milan oo goolashii ugu badnaa ku badisay

ROME (CIYAARO)—AC Milan ayaa kulankeedii furitaanka ee Serie A waxey 4-0 ku waraabisay Lecce iyadoo qeybtii danbe ee ciyaarta intii nasiinaha lagu kala maqnaa taageerayaasha la baray Zlatan Ibrahimovic oo ...
Real Madrid's Portuguese Cristiano Ronal

Barcelona oo badisay Real oo la celiyay

MADRID (CIYAARO)—Lionel Messi, Andres Iniesta iyo David Villa ayaa Barcelona u kala dhaliyay 3-0 ay ku maasheysay Racing Santander, halka Real Madrid ay 0-0 la dhaafi weysay Mallorca kulankaasi wuxuu ...
Sochaux

Sochaux oo ku tumatay PSG

PARIS (CIYAARO)— Modibo Maiga iyo Ideye Brown ayaa Sochaux u kala dhaliyay 3-1 ay kaga taqalustay Paris Saint-Germain horyaalka French league. PSG guuldaradaan waxey u tahay tii 3aad oo isku xigta ...
Sepp-Blatter-

Blatter backs professional refs for 2014 World Cup

ULRICHEN, Switzerland (AP)—FIFA president Sepp Blatter says only full-time professional referees should be chosen to work at the next World Cup. Blatter tells The Associated Press that improving the standards of ...
Alberto Zaccheroni

Italy’s Zaccheroni appointed Japan coach

TOKYO (AP)—Former Juventus and AC Milan coach Alberto Zaccheroni has been appointed to lead Japan’s national football team. The Japan Football Association made the announcement on Monday, making Zaccheroni the first ...

Next Page »
Cristiano Ronaldo

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona ...
-

$1 million oo abaalmarin ah ayaa faraha laga saaray xulka Equatorial Guinea

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, ...
Equatorial Guinea's squad

$1m ayeey heli doonaan ciyaartoyda Equatorial Guinea hadii ay ka badiyaan Libya

Ciyaartoyda xulka Equatorial Guinea ayaa waxey kala ...
Barcelona's Argentinian forward Lionel Messi

Messi oo taariikhda markii 3 oo isku xigta la hoyaaday abaalmarinta FIFA Ballon d’Or+Sawiro

ZURICH (AP)—Lionel Messi oo dalka Argentina u dhashay ayaa noqday ...