CIYAARO-Difaaca dhanka midig ee FC Internazionale Milano Maicon ayaa helay abaalmatinta goolhayaha sanadka ee 2010, isagoo ka qaaday Lúcio oo ay isku koox yihiin iyo Gerard Piqué oo FC Barcelona ah.
Difaaca FC Internazionale Milano waxaa loo doortay 2010 UEFA Club Defender of the Year, waxaana lagu siiyay abaalmarintaan xaflad weyn oo ka dhacday magaalada Monaco.
Maicon wuxuu noqday Braziliyaankii ugu horeeyay ee hela abaalmarintaan marka laga yimaado Roberto Carlos oo 2 mar qaatay jaaizadaan laakiin oo ay ugu danbeysay 2003. difaacii hore ee Manchester United FC Jaap Stam ayaa 2 mar qaatay abaalmarintaan sidii kale , John Terry oo Chelsea FC ayaa 2 mar qaaday. Difaacyada sidoo kale qaatay abaalmarintaan waxaa ka mid ah Fernando Hierro oo ah ninkii ugu horeyay ee qaata iyo rug cadaaga AC Milan Paolo Maldini.
Sidoo loogu kala guuleystay abaalrintaan tan iyo markii la soo bilaabay.
ciyaaro@gmail.com |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||