CIYAARO-Goolhayaha FC Internazionale Milano Júlio César ayaa qaatay abaalmarinta goolhayaha sanadka 2010, isagoo ka qaaday Hugo Lloris (Olympique Lyonnais) iyo Víctor Valdés (FC Barcelona).
Júlio César ayaa loo magacaabay 2010 UEFA Club Goalkeeper of the Year, isagoo abaalmarintaasi lagu siiyay xaflada weyn oo ka dhacday magaalada Monaco.
Goolahayaha reer Brazil wuxuu ku biirayaa list goolhayayaashii kaga horeeyay ee abaalmarintaan qaatay , iyadoo goolhayihii ugu horeeyay ee qaadata abaalmarintaan uu ahaa Peter Schmeichel oo goolka u qaban jiray Manchester United FC 1998 oo aheyd markii ugu horeysay ee la bilaabo Jaaizadaan laakiin Oliver Kahn ayaa 4 mar oo isku xigta qaatay abaalmarintaan. 2 mar oo isku xigta waxaa qaatay abaalmarintaan Petr ?ech, oo ah goolahayaha Chelsea, laakiin sanadkii 3aad waxaa u diiday ii ka qaatay Edwin van dar Sar 2009.
Sidoo loogu kala guuleystay abaalmarinta goolhayaha sanadka ee yurub
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
ciyaaro@gmail.com