Isku aadka Europa League
CIYAARO-Tartanka UEFA Europa League 2010-11 isku aadkiisa heerkiisa group stage ayaa lagu dhawaaqay kaasoo xaflada lagu sameeyay lagu qabtay Monaco.
kooxda koobka heysata ee Atletico Madrid ayaa waxey la macaamuli doontaa kooxaha ku jira Group B oo ay ka mid yihiin Bayer Leverkusen, Rosenborg, iyo Aris.
Group A ayaa wuxuu yahay mid xiiso leh waxaana ku wada jira Juventus, Manchester City, Red Bull Salzburg, iyo Lech Poznan.
Villarreal ayaa loo dhiibay hogaanka Group D waxeyna la dagaalami doontaa Club Brugge, Dinano Zagreb, iyo PAOK.
group-ka dhimashada waa Group J oo ay ku wada jiraan Sevilla, Paris Saint-Germain, Borussia Dortmund iyo Karpaty Lviv.
kooxda sanadkii tagtay heerka semi-finalaha ku hartay ee Liverpool ayaa waxaa qoorta loo galiyay Napoli. Steaua Bucharest iyo Utrecht Group K.
kooxda weyn ee reer Dutch PSV ayaa waxey la hardami doontaa Sampdoria, Metalist Kharkiv, iyo Debrecen.
| Group A | Group G |
| Juventus | Zenit St. Petersburg |
| Manchester City | Anderlecht |
| Red Bull Salzburg | AEK Athens |
| Lech Poznan | Hajduk Split |
| Group B | Group H |
| Atletico Madrid | Stuttgart |
| Bayer Leverkusen | Getafe |
| Rosenborg | OB Odense |
| Aris | Young Boys |
| Group C | Group I |
| Sporting Lisbon | PSV Eindhoven |
| Lille | Sampdoria |
| Levski Sofia | Metalist Kharkiv |
| Gent | Debrecen |
| Group D | Group J |
| Villarreal | Sevilla |
| Club Brugge | Paris Saint-Germain |
| Dinamo Zagreb | Borussia Dortmund |
| PAOK | Karpaty Lviv |
| Group E | Group K |
| AZ Alkmaar | Liverpool |
| Dynamo Kiev | Steaua Bucharest |
| BATE Borisov | Napoli |
| Sheriff Tiraspol | Utrecht |
| Group F | Group L |
| CSKA Moscow | Porto |
| Palermo | Besiktas |
| Sparta Prague | CSKA Sofia |
| Lausanne | Rapid Vienna |
ciyaaro@gmail.com



