Midfielder sanadka 2010 ee UEFA

Published on August 28, 2010 by   ·   No Comments
Wesley Sneijder
Number of View: 2062

CIYAARO-Wesley Sneijder ayaa helay abaalmarinta 2010 markii loo doortay ciyaarahaka khadka dhexe ee sanadka 2010 ee UEFA, kubad sameeyaha FC Internazionale Milano wuxuu ka qaaday darajadaan Xavi Hernández iyo xiddiga FC Bayern München Arjen Robben.

Wesley Sneijder ayaa jaaisadaan logu siiyay xaflad weyn oo ka dhacday magaalada Monaco.

Zinédine Zidane ayaa ahaa shaqsigii uguhoreeyay ee qaata abaalmarintaan markii la soo bilaabay (1998) halka David Beckham uu ahaa laacibkii 2aad ee qaata abaalmarintaan (1999).

Kubad sameeyihii hore ee Valencia CF Gaizka Mendieta ayaa 2 mar qaatay Jaaizadaan sidoo kale Deco, markii uu champions la kala qaaday FC Porto iyo FC Barcelona.

Sneijder wuxuu noqonayaa ciyaarahankii ugu horeeyay ee Dutch ee qaata hadyadaan laga soo bilaabo markii uu qaatay Clarence Seedorf 2007.

Sidii look ala qaaday abaalmarintaan tan iyo markii la soo bilaabay

Previous winners
UEFA Club Midfielder of the Year
Year Player Club
2009 Xavi Hernández FC Barcelona
2008 Frank Lampard Chelsea FC
2007 Clarence Seedorf AC Milan
2006 Deco FC Barcelona
2005 Kaká AC Milan
2004 Deco FC Porto
2003 Pavel Nedv?d Juventus
2002 Michael Ballack Bayer 04 Leverkusen
2001 Gaizka Mendieta Valencia CF
2000 Gaizka Mendieta Valencia CF
1999 David Beckham Manchester United FC
1998 Zinédine Zidane Juventus

ciyaaro@gmail.com

Related posts:

Bremen, Partizan oo yimid ChLeague
Hernandez oo kala diray Marseille
Chelsea, Arsenal & Liverpool oo bareejooyin ku bilaabay furitaanka horyaalka Premier League
Share
Readers Comments (0)




Sticking with his man

Macalinka England Capello oo ka soo horjeestay xil ka qaadista John Terry

ROME (CIYAARO)—Macalinka England Fabio Capello ayaa diidmo ...
Cristiano Ronaldo

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona ...
-

$1 million oo abaalmarin ah ayaa faraha laga saaray xulka Equatorial Guinea

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, ...
Our Reader's Comments
Most Popular