Date archive for August, 2010
Bari's midfielder Massimo Donati (C) cel
By Suni Said Salah On Sunday, August 29th, 2010
0 Comments

Juventus oo guuldaro loo xanbaariyay

Readers:459ROME (CIYAARO)— Juventus ayaa kulankii ugu horeeyay ee horyaalka Serie A ay ciyaarto waxaa guuldaro 1-0 ah huwisay Bari caawa, Massimo Donati ayaa goolkaasi ka dhaliyay daqiiqadii 43aad ee ciyaarta. Juventus More...

Liverpool's Dutch player Dirk Kuyt (L) v
By Suni Said Salah On Sunday, August 29th, 2010
0 Comments

Liverpool oo diiwaangashatay guul

Readers:431LONDON (CIYAARO)—Fernando Torres ayaa goolkiisii ugu horeeyay ee sanadkaan u dhaliyay Liverpool kaasoo ay 1-0 kaga adkaatay West Bromwich Albion , waxeyna sidaasi ku diiwaangashatay guushii ugu horeysay More...

David_Trezeguet
By Suni Said Salah On Sunday, August 29th, 2010
0 Comments

Trezeguet oo 10 sano kadib ka tagay Juventus

Readers:1291TURIN, Italy (CIYAARO)—David Trezeguet ayaa ka tagay Juventus kadib mudo 10 sano ah oo uu u ciyaarayay kooxdaasi , uuna u dhaliyay 171 gool. Juventus ayaa shalay ku dhawaaqday in xiddigii hore ee France More...

Zlatan Ibrahimovic
By Suni Said Salah On Sunday, August 29th, 2010
0 Comments

Ibrahimovic oo ku biiray Milan

Readers:562ROME (CIYAARO) – AC Milan ayaa waxey soo xera galisay weeraryahanka reer Sweden Zlatan Ibrahimovic oo ay kala timid Barcelona markii ay ku heshiiyeen 24 million euros, sida kooxda reer talyaani More...

Manchester United's English striker Wayn
By Suni Said Salah On Saturday, August 28th, 2010
0 Comments

Wayne Rooney abaartii goolasha ka baxay

Readers:601LONDON, (CIYAARO) – Wayne Rooney ayaa goolkiisii ugu horeeyay dhaliyay laga soo bilaabo bishii March markii uu  caawo dhaliyay mid ka mid ah goolasha ay Manchester United kaga adkaatay West Ham More...

Chelsea's French midfielder Florent Malo
By Suni Said Salah On Saturday, August 28th, 2010
2 Comments

Chelsea oo ka gudubtay Stoke

Readers:733LONDON, (CIYAARO) – Chelsea ayaa wali xawaare ku socota waxeyna mar kale horyaalka ku difaacatay 2-0 ay kaga taqalustay Stoke City , iyadoo goolasha ka kala heshay Florent Malouda iyo Didier Drogba. Chelsea More...

Arsenal's Czech midfielder Tomas Rosicky
By Suni Said Salah On Saturday, August 28th, 2010
0 Comments

Arsenal oo farxalatay Blackburn

Readers:573BLACKBURN, England (CIYAARO)—Andrey Arshavin ayaa daqiiqadii 51aad ee ciyaarta u dhaliyay kooxdiisa Arsenal goolka guusha oo ay kaga adkaatay Blackburn taasoo ay kaga gudubtay 2-1 ciyaartii ka dhacday More...

Diego Milito
By Suni Said Salah On Saturday, August 28th, 2010
0 Comments

Weeraryahanka sanadka 2010 UEFA

Readers:1696CIYAARO-Weereryahanka FC Internazionale Milano Diego Milito ayaa qaatay abaalmarinta sanadka ee 2010, markii uu ka qaaday ragii kula tartamayay oo kala ahaa Lionel Messi oo FC Barcelona ah iyo Wayne More...

Wesley Sneijder
By Suni Said Salah On Saturday, August 28th, 2010
0 Comments

Midfielder sanadka 2010 ee UEFA

Readers:2300CIYAARO-Wesley Sneijder ayaa helay abaalmarinta 2010 markii loo doortay ciyaarahaka khadka dhexe ee sanadka 2010 ee UEFA, kubad sameeyaha FC Internazionale Milano wuxuu ka qaaday darajadaan Xavi Hernández More...

Internazionale Milano have achieved a clean sweep of the 2010 UEFA Club Football Awards
By Suni Said Salah On Saturday, August 28th, 2010
0 Comments

Difaaca sanadka 2010-ka UEFA

Readers:1640CIYAARO-Difaaca dhanka midig ee FC Internazionale Milano Maicon ayaa helay abaalmatinta goolhayaha sanadka ee 2010, isagoo ka qaaday Lúcio oo ay isku koox yihiin iyo Gerard Piqué oo FC Barcelona ah. Difaaca More...