Xulka Soomaaliya oo guuldaro loo saariyay

by Suni Said Salah | Posted on Saturday, August 21st, 2010
Readers:3361

ERETRIA- CIYAARO- Xulka Qaranka K/cagta 20- sano jirada Soomaaliya ayaa galabtay guuldaradii 2aad waxey kala hoyaadeen xulka martida loo yahay ee Eretria oo 2-1 kaga badiyay.

Natiijadaani waxey ka dhigan tahay in Xulka 20- sano jirada Soomaaliya ay tartanka ka soo hareen iyagoo 2 dhibcood wata, waxaana group-kaasi oo ah A ka soo baxay Kenya iyo Eretria halka Soomaaliya, Tanzania iyo Sudan ay boorsooyinkooda ka soo qaadan doonaan.

Macalinka Xulka, Mahamed C/dulle (farayare) ayaa idaacada Bar-kulan ugu waramaya guuldarad xulka Soomaaliya

ciyaaro@gmail.com

Related posts:

Tags
Displaying 1 Comments
Add Your Comment
  1. khadar said jama says:

    Waxan joga dalka kenya kaar ahaan nairobi wana ka xumahay in ay mar walbo ku so haran mel xun qaran somaliya waxan amin sanahay hadi an raco inay yelan lahaayen nadijoyan waxan ahay ciyar yahan isbirad leh oona furfuran mahad sanidin qadar yare

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>