September 2010 Archive
qani

Xulka 23 jirka oo Jabouti ku sugaya Sudan

Xulka Qaranka ee 23 sano jirka ayaa waxey diyaargarow ugu jiraan Ciyaaraha isreebreebka Olympic Games , waxeyna 2 lug oo ka tirsan isreebreebkaasi la ciyaari doonaan xulka k/cagta ee Sudan. Xulka ...
far

Macalin farayare oo ka hadlay Guuldaradii xulka 17 jirka

Macalin Mohamed C/dulle Farayare oo ahaa macalinkii xulka qaranka Soomaaliya ee 17 sano jirka Guulaha gaarsiiyay ayaa todobaadkaan wuxuu Idaacadda bar-kulan ugu waramaya wixii sababay ceebtii ka soo raacday dalka ...
Samuel Eto'o celebrates

Inter Milan oo ku tumatay Werder Bremen

MILAN (CIYAARO)—3 Gool oo uu dhaliyay Samuel Eto’o iyo mid uu ku daray Wesley Sneijder waxey u sahashay kooxda horyaalka difaacaneysa ee Inter Milan iney 4-0 ku maasheyso kooxda Werder ...
Rafael van der Vaart celebrates his goal

Spurs oo ku farxalatay Twente

LONDON (CIYAARO)—Rafael van der Vaart ayaa goolka 1aad u daahfuray Tottenham , wixii markaa ka danbeeay waxey bilowday iney goolal kale sii dhaliso taasoo markii danbe keentay in 4-1 ay ...
Lionel Messi (R) of FC Barcelona vies wi

Rubin Kazan oo niyad jabisay Barca

Christian Nobua iyo David Villa ayaa min gool rigoore ah oo ay u kala dhaliyeen 2dooda koooxood waxaa dhibcihii ciyaarta ku kala qaatay Barcelona iyo Rubin Kazan oo 1-1 isla ...
Real Madrid CF

Real Madrid oo dirqi ku dhaaftay Auxerre

AUXERRE, France (CIYAARO)— Angel Di Maria oo ciyaarta badal ku soo galay ayaa dhamadkii ciyaarta goolka guusha u dhaliyay Real Madrid taasoo 1-0 kaga adkaatay Auxerre kulankii xalay ee Champions ...
Zlatan the Amsterdam

Ajax iyo AC Milan oo isku ag dhacay

AMSTERDAM (CIYAARO)—Zlatan Ibrahimovic ayaa gool uu ka dhaliyay kooxdiisii hore ee Ajax wuxuu ugu suuragaliyay AC Milan iney 1-1 ku kala qaataan dhibcihii markii xalay ay ku kulmeen Group G ...
Arsenal FC did not allow a missed penalty

Arsenal oo 3-1 ku hadaafisay Partizan

BELGRADE, Serbia (CIYAAR)—Marouane Chamakh iyo gool oo uu xilli danbe u dhaliyay  Sebastien Squillaci ayaa waxey caawisay Arsenal taasoo kooxda 10-ciyaartoy ku ciyaareysay ee Partizan Belgrade kaga adkaatay 3-1 kulankii ...
Baana

Eng-Baana oo ka hadlay Howlaha K/koleyga Somalia

LONDON-Xoghayaha Xiriirka k/koleyga Soomaliya Eng Baana Ali oo wareysi Siiyay Idaacada Bar-kulan isagoo jooga London ayaa ugu waramay howlaha kala duwan ee Xiriirka k/koleyga Soomaliya iyo sidoo kale shirarkii kala ...
CAF

CAF disowns Nominees African Player of the Year

The attention of the Confederation of African Football (CAF) has been drawn to a fictitious list purporting to be that of nominees for the 2010 Glo-CAF Player of the Year ...

Next Page »
Cristiano Ronaldo

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona ...
-

$1 million oo abaalmarin ah ayaa faraha laga saaray xulka Equatorial Guinea

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, ...
Equatorial Guinea's squad

$1m ayeey heli doonaan ciyaartoyda Equatorial Guinea hadii ay ka badiyaan Libya

Ciyaartoyda xulka Equatorial Guinea ayaa waxey kala ...
Barcelona's Argentinian forward Lionel Messi

Messi oo taariikhda markii 3 oo isku xigta la hoyaaday abaalmarinta FIFA Ballon d’Or+Sawiro

ZURICH (AP)—Lionel Messi oo dalka Argentina u dhashay ayaa noqday ...