Eng-Baana oo ka hadlay Howlaha K/koleyga Somalia
by Suni Said Salah | Posted on Tuesday, September 28th, 2010
Readers:400
LONDON-Xoghayaha Xiriirka k/koleyga Soomaliya Eng Baana Ali oo wareysi Siiyay Idaacada Bar-kulan isagoo jooga London ayaa ugu waramay howlaha kala duwan ee Xiriirka k/koleyga Soomaliya iyo sidoo kale shirarkii kala duwanaa ee uu ka qeybgalay dhawaan.
Eng. Baana wuxuu wareysigaan kaga hadlayaa caqabadaha hortaagan iyo wax yaabaha u qorsheysan iney qabtaan.
Wareysiga Xoghayaha Xiriirka k/koleyga Soomaaliya Eng. Baana waxaad ka dhageysan kartaa Bogaan qeybtii hossse isagoo dhameystiran.
Related posts:
Xiriirka kubadda Gacanta oo abaalmarino bixiyay
Elman oo guuldaradii 1aad lagu dhuftay
Blatter sends condolences to Somalia



