Borriello oo deyn loo siiyay AS Roma

Published on September 1, 2010 by   ·   No Comments
Marco-Borriello-
Number of View: 804

MILAN (CIYAARO)—AS Roma ayaa waxey deyn ahaan ku soo qaadatay Marco Borriello kaasoo ay ka soo qaadatay AC Milan, iyadoo heshiiska uu ku jiro iney qaadan karto weeraryahankaasi hadii ay u baahato.

Milan waxey warkaasi soo dhigtay website xalay wax yar kadib markii ay ka soo qaadatay Robinho kooxda Manchester City.

Roma war ay soo dhigtay website ayeey ku sheegtay in Borriello ay iibsan karto dhamaadka sanadkaan gaar ahaan waxey bixin doontaa ?10 million ($12.7 million).

Borriello wuxuu saxiixay heshiis ku kacaya?4.5 million ($5.7 million) wuxuu lacagtaasi qaadan doonaa sanadkaan oo kaliyaha halka ?5.4 million ($6.85 million) uu qaadan doono sanadka soo socda.

28-sano jirka Borriello wuxuu ahaa halka ciyaaryahan ee laga reebay xulkii qaranka ee Italy ee koobkii aduunka fadeexada kala soo laabtay.

14 gool ayuu Milan sanadkii tagay u dhaliyay laakiin kooxda 7 mar heysata European champions waxey sheegtay iney wax boos ah u heyn ciyaaryahanka markii ay soo gadatay Robinho iyo Zlatan Ibrahimovic.

ciyaaro@gmail.com

Related posts:

Atletico oo qaadatay Koobka Super Cup
Gudoomiye Wiish “Dadka dhaliilsan maamulkeena wadanka ha yimaadaan”
Messi oo ku guuleystay abaalmarinta UEFA Best Player in Europe
Share
Readers Comments (0)




Sticking with his man

Macalinka England Capello oo ka soo horjeestay xil ka qaadista John Terry

ROME (CIYAARO)—Macalinka England Fabio Capello ayaa diidmo ...
Cristiano Ronaldo

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona ...
-

$1 million oo abaalmarin ah ayaa faraha laga saaray xulka Equatorial Guinea

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, ...
Our Reader's Comments
Most Popular