Inter Milan oo ku tumatay Werder Bremen

by Suni Said Salah | Posted on Thursday, September 30th, 2010
Readers:644

MILAN (CIYAARO)—3 Gool oo uu dhaliyay Samuel Eto’o iyo mid uu ku daray Wesley Sneijder waxey u sahashay kooxda horyaalka difaacaneysa ee Inter Milan iney 4-0 ku maasheyso kooxda Werder Bremen markii ay ku martigalay garoonka San Siro, wuxuuna kulankaasi u ahaa kii ugu horeeyay ee Champions League oo ay gurigeeda ku ciyaarto tan iyo markii ay ku guuleysatay koobkaan bishii May ee sanadkaan.

Bremen walow ay dhowr fursadood heshay wey ka faaiideysan weysay taasoo keentay in 3-0 lagu naso qeybtii hore ee ciyaarta.

Inter 21 daqiiqo markii ay mareysay ayeey hogaanka ciyaarta la wareegtay iyadoo halkaasi uu xalay wacadaro ka dhigay xiddiga reer Cameroon.

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>