Juventus oo fasaxday Zebina

Published on September 1, 2010 by   ·   No Comments
jonathan zebina
Number of View: 523

ROME (CIYAARO) – Juventus ayaa iska fasaxday difaaca danbe ee reer French Jonathan Zebina isla markaana badalkiisii keensatay Armand Traore oo ay kala timid Arsenal.

Zebina, oo 32 sano jir ah, wuxuu tagay Turin 2004 wuxuuna u ciyaaray kooxda 99 kulan, isagoo aan wax gool ah waligii u dhalin.

Wuxuu ciyaarihiisa ka soo bilaabau French gaar ahaan Cannes ka hore intii uusan aadin Italy gaar ahaan Cagliari 1998 kadibna Roma oo uu 2 sano oo kale u sii ciyaaray. Hada waxaa la filayaa inuu ku biiro Brescia.

Wakaalada wararka ee Italy Ansa waxey ku soo warantay in Juve ay siisay Arsenal 500,000 euros si ay u qaadato 20-sano jirka difaaca bidix ka ciyaara ee Traore.

ciyaaro@gmail.com

Related posts:

Brazil oo diiday lacago abaalmarin ah
Dortmund oo heeryadii guul la'aanta iska tuurtay
Mess oo rigoore ka qasaariyay Barcelona kuna ag dhacday Valencia
Share
Readers Comments (0)




Cristiano Ronaldo

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona ...
-

$1 million oo abaalmarin ah ayaa faraha laga saaray xulka Equatorial Guinea

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, ...
Equatorial Guinea's squad

$1m ayeey heli doonaan ciyaartoyda Equatorial Guinea hadii ay ka badiyaan Libya

Ciyaartoyda xulka Equatorial Guinea ayaa waxey kala ...
Our Reader's Comments
Most Popular