Macalin farayare oo ka hadlay Guuldaradii xulka 17 jirka
by Suni Said Salah | Posted on Thursday, September 30th, 2010
Readers:1001
Macalin Mohamed C/dulle Farayare oo ahaa macalinkii xulka qaranka Soomaaliya ee 17 sano jirka Guulaha gaarsiiyay ayaa todobaadkaan wuxuu Idaacadda bar-kulan ugu waramaya wixii sababay ceebtii ka soo raacday dalka masar.
Macalin farayare oo Muqdisho jooga waxaad wareysigiisa oo buuxa ka dhameysan kartaa boggaan qeybtiisa hoose.
Related posts:
Diinaash oo soo gaaray Stockholm
Hassan Wiish oo ka qeybgalay ciyaaraha bariga iyo bartamaha Africa ee Tanzania ka soconaya
Gudoomiyaha Gudiga Olympic-kada Soomaaliya oo dib ugu laabtay Muqdisho kadib safar uu ku tagay Talya...



