Valencia Vs United-Champions league
Readers:480Valencia CF waxey ka go’an iney ilaashato 11-kulan ee aan gurigeeda looga badin gaar ahaan tartamada yurub marka ay caawa marti galiso Manchester United FC oo ku ciyaaresa Mestalla. • United kulankii More...
Duran oo tacsi u dirtay Wasiirka Sports
Readers:470Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Olympic-da Soomaaliyeed ee GOS Duran Ahmed Farah ayaa wuxuu tacsi u dirayaa wasiirka Sports Soomaliya Khadiijo M Diiriye oo uu ugu tacsiyeeynayo Geeridii Naxdinta laheyd More...
Barcelona Vs Rubin-Champions league
Readers:431Kulankaan caawa wuxuu xanbaarsan yahay xusuus aad u badan gaar ahaan FC Barcelona oo mar kale la kulmeysa kooxdii sanadkii tagay kaga badisay ee FC Rubin Kazan. Kuwaasoo caawa ku kulmaya Group D. • More...
Tacsi ku Socota Wasiirka Sports
Readers:3551)-Islaw Maxamed Malaaq 2)-Dr. Cali Cusmaan Cali 3)-Dr. Yaasin Abukar Cariif 4)-Tababare Ibraahim Suudaani 5)-Tababare Maxamed Xaaji Giftin 6)-Danjire Cabdiraxmaan Dinaari 7)-Aweys Muse Arbow(Aweys Fundi) 8)-Cabdicasiis More...
Auxerre Vs Madrid-Champiosn league
Readers:579Real Madrid CF sanadkii hore koobka UEFA Champions League waxaa ka reebtay koox French ah gaar ahaan Olympique Lyonnais , laakiin caawa waxey kulankeeda 2aad ee Group G ku marti galineysaa AJ Auxerre More...
Basel Vs Bayern –Champions league
Readers:366FC Basel 1893 waxey u baahantahay iney iska cabin xoogan kala hortagto Marka macalinkeeda Thorsten Fink uu soo dhaweeyo kooxdiisii hore ee FC Bayern München taasoo ay gurigooda kula ciyaarayaan lugtii More...
Roma Vs CFR-–Champions league
Readers:344CFR 1907 Cluj markii ugu horeysay oo ay tagtay garoonka Stadio Olimpico waxey aheyd 2008 xilligaasi wuxuu ahaa markii ugu horyesay oo ay ciyaarto UEFA Champions League , balse AS Roma waxey ku dadaali More...
Manchester United oo sigatay
Readers:556LONDON (CIYAARO) –Michael Owen oo ciyaarta badal ku soo galay ayaa goolkii bareejada ahaa u dhaliyay Manchester United kaasoo ay 2-2 ku kala qaateen dhibcihii Bolton kulan ka tirsanaa horyaalka Premier More...
Lazio oo hogaanka faraq ku dhagtay
Readers:407MILAN (CIYAARO)—Lazio ayaa 1-0 kaga badisay Chievo Verona sidaana ay hogaanka Serie A faraq ka mid ah ku dhegtay iyadoo dhibcaha la wadaagta kooxda horyaalka difaacaneysa ee Inter Milan. Mauro Zarate More...
Maxkamada Sports oo ganaaxii ka qaaday Queiroz
Readers:543LISBON, (CIYAARO) – Maxkamada ay leedahay Ciyaaraha Caalamka ee (CAS) ayaa ku dhawaaqday iney ganaaxii saarnaa macalinkii hore ee Portugal Carlos Queiroz ay ka qaaday kaasoo ay saartay markii horee More...

Recent Comments