Xulka 23 jirka oo Jabouti ku sugaya Sudan
by Suni Said Salah | Posted on Thursday, September 30th, 2010
Readers:833
Xulka Qaranka ee 23 sano jirka ayaa waxey diyaargarow ugu jiraan Ciyaaraha isreebreebka Olympic Games , waxeyna 2 lug oo ka tirsan isreebreebkaasi la ciyaari doonaan xulka k/cagta ee Sudan.
Xulka 23-sano jirka waxey lugta 1aad ciyaari doonaan 10 bishaan oo ay kula ciyaari doonaan dalka Jabout oo ay haatan tababar ku qaadanayaan.
Xaalada xulka qaranka iyo horyaalka 36 aad oo dhawaan la bilaabi doono waxaa Idaacadda bar-kulan ugu waramaya Xoghayaha xiriirka C/qani Said Carab oo Jabouti Jooga.
Bogaan qeybtiise hoose ka dhageyso Wareysigiisa oo dhameystiran
Qani Jabouti Interview
Related posts:
Tartanka WK Amsterdam 2010
Baroordiiq Finland loogu sameeyay Wiiish iyo Mugaambe
Baroordiiq Mareykanka loogu sameeyay madaxdii ciyaaraha Soomaaliya




Macalin shiiqaalow Alla ya raxma ina lilaahi wa inaa iliihi raajicoon