FRANKFURT, Germany (AP)—Borussia Dortmund ayaa daaqada kala baxday Mainz isla markaana ku fariisatay hogaanka horyaalka Bundesliga markii ay 2-0 kaga adkaatay.
Mario Goetze, oo 18-sano jir ah ayaa goolkiisii 1aad ka ...
GENOA, Italy (CIYAARO)—Weeraryahanka Sampdoria Antonio Cassano ayaa si publicly ah u raaligaliyay gudoomiyaha kooxdiisa Riccardo Garrone, maalin kadib markii kooxdu ay ku dhawaaqday iney heshiiska go’aan ka gaari doonto.
Cassano wuxuu ...
BOLTON, England (CIYAARO)—Maxi Rodriguez ayaa goolkii guusha u dhaliyay 4 daqiiqo markii ay ka dhiman tahay ciyaartu kooxdiisa Liverpool taasoo 1-0 kaga badisay Bolton , waxeyna natiijadaasi ka soo saartay ...
ROME (CIYAARO) - Juventus ayaa guuldaro u xanbaarisay kooxda AC Milan markii ay 2-1 u saarisay ciyaartii xalay ka dhacday garoonka San Siro iyadoo sidaa ku soo nooleysay rajada horyaalka ...
MADRID (CIYAARO)—Cristiano Ronaldo ayaa 2 gool oo uu dhaliyay 8dii daqiiqo ee ugu dambeysay wuxuu ugu suuragaliyay Real Madrid iney 3-1 kaga adkaadaan Hercules sidaana waxey ku jiifatay hogaanka Spanish ...
MANCHESTER, England (AP)—Gool murun badan dhaliyay oo uu dhaliyay Nani ayaa Manchester United waxaa ugu suuragashay iney 2-0 kaga badiso Tottenham, iyagoo garsoore Mark Clattenburg uu diiday inuu qaato soo ...
LONDON (AP)—Alex Song ayaa xilli ay ciyaarto dhamaad ku dhowdahay goolkii badiska ahaa madaxa ugu dhaliyay kooxdiisa Arsenal taasoo 1-0 ku dhaaftay kooxda horyaalka ugu hooseysa ee West Ham waxeyna ...
Branislav Ivanovic ayaa dhamaadkii ciyaarta madaxa ugu dhaliyay goolkii guusha Chelsea taasoo 2-1 kaga adkaatay Blackburn , waxeyna wali horyaalka ku hogaamineysaa 5 dhibcood Premier League.
Ivanovic ayaa goolkaasi dhaliyay daqiiqadii ...
MILAN (AP)—Nicolas Burdisso iyo Mirko Vucinic ayaa u kala dhaliyeen AS Roma 2-0 ay kaga badisay Lecce xalay, iyadoo 2da kooxood min 10 ciyaartoy ay ku dhameysteen ciyaarta Serie A.
Captain-ka ...
OBERHAUSEN, Germany (CIYAARO)—Xayawaanka aduunka caanka ka noqday ee saadaalin jiray ciyaarihii koobka aduunka ee sanadkaan lagu soo gabagabeeyay South Africa Paul the Octopus ayaa xayawaankii badali lahaa waxaa laga helay ...
Next Page »