Ciyaaryahanka ugu goolasha badan Spain
by Suni Said Salah | Posted on Wednesday, October 13th, 2010
Readers:2054
GLASGOW, Scotland (CIYAARO)—David Villa ayaa dhigay taariikh cusub markii uu noqday ciyaaryahanka ugu goolasha badan xulka Spain, markii uu xalay dhaliyay goolkiisii 45aad ee oo caalami ah.
Weeraryahanka reer Barcelona waxey haatan record kaasi isla wadaagaan xiddigii hore ee Real Madrid Raul Gonzalez.
Villa wuxuu xulkiisa u dhaliyay 5 gool koobkii aduunka ee sanadkaan South Africa lagu qabtay, 2 sano ka hore wuxuu ka mid ahaa ciyaartoydii Spain u qaaday koobkii 2008 Euro markii ugu horeysay taariikhda mudo 44 sano ah.
ciyaaro@gmail.com
Related posts:
Ciyaartoyda ugu badan koobka aduunka horyaalkee ka yimaadeen..?
Bordeaux, Lyon oo laga wada badiyay
Ferguson oo guul tacbaan ah ugu dabaal dagay sanadguuradiisii 25aad ee Manchaster United




waxaan halkaan ka cadee nayaa in aan tageersanahay naadiga barca hadii aan ahay bashir cali maxamud