Date archive for October, 2010
Axmedd
By Suni Said Salah On Thursday, October 28th, 2010
0 Comments

Ahmed Dahir oo garoomo ka dhisaya Boosaaso

Readers:671Xiddigii hore Xulka qaranka iyo kooxdii k/koleyga Horseed ayaa wuxuu safar ku joogaa Magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka puntland, isagoo doonaya inuu garoomo k/koleyga lagu ciyaaro ka hirgaliyo halkaasi. Idaacadda More...

VLUU L310W L313 M310W / Samsung L310W L313 M310W
By Suni Said Salah On Wednesday, October 27th, 2010
0 Comments

Guddiga Mideynta qurbajooga Sports Soomaalida

Readers:492Xaflad si weyn loo soo agaasimay isla markaana lagu caleemo sarayo gudiga Mideynta Qurba joogta Isboortiga Soomaaliyeed ee United Kingdom ayaa lagu qabtay Masti Banqueting oo ku yaal  Galbeedka magaalada More...

FBL-MKD-UEFA-PLATINI
By Suni Said Salah On Wednesday, October 27th, 2010
0 Comments

Platini oo ka tanaasulay mucaaradnimadii goal-line tech

Readers:1095GLASGOW, Scotland (CIYAARO)—Madaxweynaha UEFA Michel Platini ayaa ka tanaasulay mucaaradnimadii uu ku ahaa qalabka goal-line technology, wax ka yar todobaad markii guddiga maamula k/cagta aduunka uu More...

Blackburn
By Suni Said Salah On Wednesday, October 27th, 2010
0 Comments

Iibkii Blackburn oo dib loo dhigay Iibkii Blackburn oo dib loo dhigay

Readers:528BLACKBURN, England (CIYAARO)—Beecinta kooxda Blackburn ayaa dib loo dhigay ilaa iyo bisha danbe, waxaa iibsan rabta kooxda shirkad laga leeyahay dalka Indian-oo la yiraah Venkys , sida ay sheegtay kooxda More...

list aduunka
By Suni Said Salah On Tuesday, October 26th, 2010
0 Comments

Musharaxiinta FIFA Ballon d’Or oo lagu dhawaaqay

Readers:1835ZURICH (CIYAARO)—7 ka mid ah ciyaartoydii u qaaday Spain koobkii aduunka ee sanadkaan ayaa waxey ku jiraan lista ciyaartoyda u sharaxan abaalmarinta 2010 FIFA Ballon d’Or ee ciyaartoyga sanadka. List More...

Milan
By Suni Said Salah On Tuesday, October 26th, 2010
0 Comments

AC Milan oo booska kala baxday Inter

Readers:713NAPLES, Italy (CIYAARO)—AC Milan, ayaa 2 gool oo ay ka kala heshay Robinho iyo Zlatan Ibrahimovic, waxey kaga badisay kooxda 10-ka ciyaartoy ku ciyaareysay ee Napoli , natiijadaasi waxey u suuragalisay More...

Sepp Blatter addresses a press conference, in August 2010.
By Suni Said Salah On Tuesday, October 26th, 2010
0 Comments

FIFA oo musuqmaasuqa koobka aduunka baareysa

Readers:952ZURICH (AP)—FIFA ayaa baaritaan xoogan ku sameyneysa eedaha la xariira musuqmaasuq la sheegay iney sameeyeen qaar ka mid ah dalalka u tartamaya koobka aduunka kadib markii sarkaal sare oo ka tirsan More...

Paul makes the decision seen around the world
By Suni Said Salah On Tuesday, October 26th, 2010
0 Comments

Paul the predicting octopus dies

Readers:441FRANKFURT, Germany (AP)—Paul the Octopus, the tentacled tipster who fascinated football fans by correctly predicting results at this year’s World Cup, died Tuesday. Paul had reached octopus old age More...

Britain Premier League Soccer
By Suni Said Salah On Sunday, October 24th, 2010
0 Comments

Man United oo ku farxalatay Stoke

Readers:463STOKE, England (CIYAARO)—Javier Hernandez ayaa wuxuu ka faaiideystay maqanaashaha Wayne Rooney taasina waxey u sahashay inuu u dhaliyo Manchester United 2-1 ay kaga badisay Stoke kulankii horyaalka More...

Britain Soccer Premier League
By Suni Said Salah On Sunday, October 24th, 2010
0 Comments

Arsenal oo hadaafisay Man City

Readers:582MANCHESTER, England (CIYAARO)—Arsenal ayaa ka faaiideysatay bixitaankii la bixiyay mid ka mid ah ciyaartoyda Manchester City, iyadoo fursadaasi ka faaiideysaneysan waxey kaga tilaabsatay 3-0 oo ay booska More...