November 2010 Archive
cecafa (4)

Xulka Soomaaliya oo Guuldaro 2aad lagu dhuftay galabtay

Xulka qaranka k/cagta Soomaaliya oo ciyaartii 2aad ee tartanka bariga iyo bartamaha Africa galabtay la ciyaaray xulka Tanzania waxaa loo saariyay 3-0 guuldaro ah. Xulka Soomaaliya oo kulankii ugu horeeyay 2-0 ...
ciyaaraha gobolada

Isku aadka tartanka goboladda oo la shaaciyay

Magaaladda Garowe waxaa looga dhawaaqay isku aadka tartanka ciyaaraha gobolada dalka Soomaaliyda oo 15-ka bishaan ka furmaya garowe, Puntland, sida la sheegay waxaa ka qeybgali doona 15 gobol oo loo ...
Real Madrid's goalkeeper and captain Ike

Barcelona oo siisay Mourinho cashir cusub

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—David Villa oo 2 gool u dhaliyay Barcelona ayaa waxaa u suura gashay iney Jose Mourinho iyo Real Madrid ay ku xasuuqaan 5-0 sidaana ay ku fariistaan hogaanka ...
cecafa (1)

Xulka qaranka Soomaaliya oo shil gaari ku galay Tanzania

Xulka k/cagta Soomaaliya ee ka qeybgalaya tartanka bariga iyo bartamaha Africa ee Tanzania ka soconaya ayaa galabtay shil gaar ku galay dalkaasi xilli ay u socdeen garoonkii ay tababarka ku ...
111

Ciyaarihii Atlanta ka socday oo la soo gabagabeeyay

Magaalada Atlanta ee dalka mareykanka waxaa lagu soo gabagabeeyay tartankii sports iyo dhaqanka ee jaaliyada sports ee magaaladaasi ka dhisan ay qabatay, tartankaan oo iskugu jiray ciyaaro k/cagta ah iyo ...
xulka

Xulka Somalia oo guuldaradii 1aad kala hoyaaday galabtay CECAFA

Tartanka bariga iyo bartamaha Africa oo Tanzania shalay ka furmay ayaa xulka Soomaaliya waxaa galabtay loo saariyay guuldaradii ugu horeysay markii 2-0 qasaaro ah ay ka qaateen xulka Burundi oo ...
Liverpool's Martin Skrtel (L,C) scores a

Spurs oo ku qubeysatay Liverpool

Aaron Lennon ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta lagu daray wuxuu kooxdiisa Tottenham u dhaliyay goolka guusha taasoo ay 2-1 ku garaacday  Liverpool kulankii horyaalka Premier League. Waa guushii 3aad oo ...
Britain Soccer Premier League

Newcastle oo niyad jabisay Chelsea

NEWCASTLE, United Kingdom (CIYAARO) - Chelsea ayaa qasaarisay fursad ay ku aadi laheyd hogaanka sare ee horyaalka English Premier League markii ay 1-1 la dhaafi weysay Newcastle United ciyaartii ka ...
Parma's Swiss midfielder Blerim Dzemaili

Inter Milan oo goolal ku waraabisay Parma

Dejan Stankovic ayaa 3 ka mid ah u dhaliyay Inter Milan 5-2 ay kaga adkaatay Parma taasoo ay ku soo afjartay 4 kulan oo aysan wax guul ah arag horyaalka ...
Abdalla Arsenal

Taageere Abdalla Nairobi oo ka hadlay guuldarooyinka Arsenal

Cabdulla Nairobi wuxuu ka mid yahay taageerayaasha ugu waaweyn ee kooxda k/cagta ee Arsenal, idaacadda Barkulan ayuu ugu waramaya sababta keentay guuldarooyinkii ugu danbeeyay ee kooxda Arsenal ku habsaday. Cabdulla Nairobi ...

Next Page »
Lionel Messi

Messi oo taariikh cusub oo dhanka gool dhalinta ah lugtiisa ku xariiqay

Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da'da yaraa ...
Aron Ramse

Dhimashada dad oo caan ah oo Rabi uu sababa ugu dhigay goolasha Aron Ramse

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aron ...
-

Zambia oo markii ugu horeysay saaratay taajka horyaalnimada Africa

LIBREVILLE, (CYAARO) - Zambia ayaa taariikhdeeda markii ...
Africa

Dib u dhac ku yimid bilaabashada ciyaarta fiinalaha ee Africa Cup of Nations

Waqtigii ay bilaaban laheyd ciyaarta kama danbeysta ...