Taageere Abdalla Nairobi oo ka hadlay guuldarooyinka Arsenal
by Suni Said Salah | Posted on Thursday, November 25th, 2010
Readers:1297
Cabdulla Nairobi wuxuu ka mid yahay taageerayaasha ugu waaweyn ee kooxda k/cagta ee Arsenal, idaacadda Barkulan ayuu ugu waramaya sababta keentay guuldarooyinkii ugu danbeeyay ee kooxda Arsenal ku habsaday.
Cabdulla Nairobi oo ku nool magaalada London wuxuu inta badan u daawasho tagaan ciyaaraha kala duwan ee ay kooxda Arsenal garoonkeeda iyo garoomada kale ku ciyaarto.
Wareysiga Cabdulla Nairobi oo dhameystiran waxaad ka dhageysan kartaa qeybta hoose ee boggaan
Related posts:
Tartanka Dugsiyada K/cagta oo ka socda Muqdisho
Hiiraan oo ku sigtay iney tartanka gobolada ka baxo
Magan Tahir oo ku guuleystay tartanka horyaalka kubadda miiska ee Leeuwarden Friesland




ARDAYGII BOQOL SOON KITAABO XOOR WEEYE, muxuu ciyaaro ka kasaya taarwade waaxid. ma i maqasha ma i maqasha.