Ciyaarihii Atlanta ka socday oo la soo gabagabeeyay

by Suni Said Salah | Posted on Monday, November 29th, 2010
Readers:557

Magaalada Atlanta ee dalka mareykanka waxaa lagu soo gabagabeeyay tartankii sports iyo dhaqanka ee jaaliyada sports ee magaaladaasi ka dhisan ay qabatay, tartankaan oo iskugu jiray ciyaaro k/cagta ah iyo kuwo k/koleyga ah.

Tartankaan oo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid ah gobolada dalka mareykanka ayaa waxaa loo qabtay dhalinyaro dhalinyaro ay da”doodu u dhaxeyso 8 sano illa 12 sano sidoo kale waxaa ka soo qeybgalay ciyaartoydii magaca iyo taarikhda ku lahaa Isboortiga Soomaaliyeed noocyadiisa kala duwan.

Sidii ay ciyaarahaasi u dhaceen waxaa idaacada Barkulan ugu waramay Dr Ali Osman Ali oo ah gudoomiyaha guddiga dhaqanka iyo sports ee Atlanta ee tartankaasi soo qaban qaabiyay.

Dr ALI OSMAN

Related posts:

Tags
Displaying 2 Comments
Add Your Comment
  1. cabdiqani carabey says:

    dhamaan bahda ciyaaro.com ayaan halkan ka salamya oo ah bah aad iyo aad uu radisa sidi ay uu hormarin lahyen wax qabadkooda ugu badhigi lahayen websedka ciyaaro.com aad iyo aad ayaya ugu mahad sanyin tan kale waxan uu hanbalyaynaya mada ciyaraha dhaqanka iyo isku xirka sportska atlaanta cali osmaan cali waxan ku rajenaya guul ayaan ku rajinaya sida qimaha leh aad uu wadid sportska iyo hormarinta bulshada soomaaliya waad ku mahad santahay waxan ahay gudumiyaha comsed fc soomaaliya galakcyo cabdiqani khalif carabey

    002529621638

    emilka cabdiqani0903@gmail.com

  2. baashi says:

    cabdiqani Ali kaligii wax maqbtee waxaa wanaag sanaanlahayd in aad reer Atlanta aad u mahad naqdo si ay wakhtigooda qaaliga u huraan dhalaanka soo koraaya , sida Caydiid jeeno , macalin giftin Aweyss fuundi halayeegii Horseed ,jaamacay

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>