Isku aadka tartanka goboladda oo la shaaciyay

by Suni Said Salah | Posted on Tuesday, November 30th, 2010
Readers:1049

Magaaladda Garowe waxaa looga dhawaaqay isku aadka tartanka ciyaaraha gobolada dalka Soomaaliyda oo 15-ka bishaan ka furmaya garowe, Puntland, sida la sheegay waxaa ka qeybgali doona 15 gobol oo loo qeybiyay 4 group.

Sida loo sameeyay isku aadka waxaa idacaada bar-kulan ugu waramay C/rashiid Xasan Xirsi (Baki) oo ah gudoomiye ku xigeenka xiriirka k/cagta Soomaaliya, wareysigiisa oo dhameystiran waxaad ka dhageysan kartaa qeybta hoose ee boggaan.

isku aadka tartanka goboladda

Related posts:

Tags

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>