Date archive for November, 2010
Ajax Amsterdam's Suarez reacts during their UEFA Cup soccer match against Olympique Marseille in Amsterdam
By Suni Said Salah On Thursday, November 25th, 2010
0 Comments

Suarez oo qaniinyadii uu geystay loo ganaaxay

Readers:1246AMSTERDAM (CIYAARO)—Xiriirka k/cagta ee Dutch ayaa waxey 7 kulan ganaaxeen weeraryahanka Ajax Luis Suarez kadib markii uu qaniinay xiddiga khadka dhexe ee PSV Eindhoven Otman Bakkal kulankii ugu danbeeyay More...

Eto
By Suni Said Salah On Thursday, November 25th, 2010
0 Comments

Eto’o oo raali galin bixiyay

Readers:734MILAN (CIYAARO)—Weeraryahanka Inter Milan Samuel Eto’o ayaa raaligalin ka bixiyay teestadii uu xabadka sida ula kaca ah kaga dhuftay difaaca Chievo Verona Bostjan Cesar kulankii ugu danbeeyay ee horyaalka More...

Barcelona's Pedro Rodriguez celebrates
By Suni Said Salah On Thursday, November 25th, 2010
0 Comments

Barcelona oo ku durdurisay Panathinaikos

Readers:1198ATHENS, Greece (CIYAARO)—Barcelona ayaa aruursatay dhibcihii ay ku aadi laheyd wareega 2aad ee tartanka Champions League markii ay Panathinaikos 3-0 u saarisay 2 ka mid ah goolasha waxaa dhaliyay Pedro More...

Wayne Rooney
By Suni Said Salah On Thursday, November 25th, 2010
0 Comments

United oo 1-0 ku dubatay Rangers

Readers:650GLASGOW, Scotland (CIYAARO)—Wayne Rooney ayaa markii ugu horeysay lagu bilaabay ciyaarta mudo 2 bilood ah wuxuuna u dhaliyay Manchester United goolka ay kaga badiyeen Rangers ee 1-0 ah sidaana waxey More...

Italy Soccer Champions League
By Suni Said Salah On Thursday, November 25th, 2010
0 Comments

Inter Milan oo boos ka heshay Champions League

Readers:790MILAN (CIYAARO)—Esteban Cambiasso ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta u dhaliyay Inter Milan 1-0 ay kaga adkaatay FC Twente sidaana kooxda koobka heysata waxey boos ugu heshay w 16ka  ee tartanka Champions More...

Schalke's Dutch striker Klaas-Jan Huntel
By Suni Said Salah On Thursday, November 25th, 2010
0 Comments

Schalke oo cashir siisay Lyon

Readers:666GELSENKIRCHEN, Germany (CIYAARO)—Klaas-Jan Huntelaar oo 2dii qeybood ee ciyaarta goolal u kala dhaliyay wuxuu ka caawiyay Schalke iney Lyon 3-0 kaga badiso iyadoo 2da kooxoodba ay si wada jira ah ugu More...

AS Roma Francesco Totti (C) leaves the p
By Suni Said Salah On Wednesday, November 24th, 2010
0 Comments

Roma oo cashir siisay Bayern Munich

Readers:769ROME (CIYAARO)—AS Roma ayaa iska soo guday 2 gool oo ay kala hormartay Bayern Munich taasoo 3-2 ugu badashay, natiijadaasoo ah mid ay sare ugu qaadeyso u soo bixitaankeeda wajiga 2aad ee Champions League. Bayern, More...

Portugal Soccer Champions League
By Suni Said Salah On Wednesday, November 24th, 2010
0 Comments

Braga oo dhulka la gashay Arsenal

Readers:589BRAGA, Portugal (CIYAARO)—Matheus ayaa 7 dii daqiiqo ee ugu danbeysay ciyaarta 2 gool oo degdeg ah oo uu u dhaliyay Braga waxey 2-0 ku maasheysay Arsenal kulankii xalay ee Champions League. Matheus More...

Netherlands Soccer Champions League Ajax Real Madrid
By Suni Said Salah On Wednesday, November 24th, 2010
0 Comments

Madrid oo ku tumatay Ajax

Readers:888AMSTERDAM (CIYAARO)—Cristiano Ronaldo ayaa mar kale ku goolal badsaday garoonka Arena Amsterdam markii uu dhaliyay goolkiisii 18aad ee xilli ciyaareedkaan 19 kulan isla markaana Real Madrid ay 4-0 ku More...

Didier Drogba, Florent Malouda
By Suni Said Salah On Wednesday, November 24th, 2010
0 Comments

Chelsea & Marseille oo ticket-kooda jartay

Readers:631LONDON (CIYAARO)—2 gool oo ay qeybtii danbe ee ciyaarta Chelsea u kala dhaliyeen Daniel Sturridge iyo Florent Malouda ayeey Chelsea 2-1 kaga adkaatay Zilina taasoo u xaqiijisay iney booska 1aad kaga More...