Xulka Somalia oo guuldaradii 1aad kala hoyaaday galabtay CECAFA
by Suni Said Salah | Posted on Sunday, November 28th, 2010
Readers:1479
Tartanka bariga iyo bartamaha Africa oo Tanzania shalay ka furmay ayaa xulka Soomaaliya waxaa galabtay loo saariyay guuldaradii ugu horeysay markii 2-0 qasaaro ah ay ka qaateen xulka Burundi oo ay ku wada jiraan group A.
Xulka Soomaaliya ciyaarta 2aad waxey maalinta Talaadada ah la ciyaari doonaan xulka Tanzania oo ah dalka martida loo yahay
Natiijadii ciyaartii galabtay waxaa radio barkulan ugu waramay Ciise Aadan Abshir oo ah dalka Norway ugu yimid inuu xulka kala qeybgalo ciyaarahaan
W/Wareystay Sunni Said Salah
Related posts:
Hassan Wiish oo ka qeybgalay ciyaaraha bariga iyo bartamaha Africa ee Tanzania ka soconaya
Kooxda Soomaalida ee Odaa SC oo ku guuleysatay horyaalka heerka labaad ee North Austrelia
Tartanka FIBA Africa Zone V oo Somalia lagu qaban doono




Wan idin salamay dhamman bahda Sportiga jecel gar ahan kubbadda cagta saxibayal waxba yaan laga xuman guul darada xulka qaran maxa yelay dadka mesha mamulayo ehel uma ahan waxay mamulayan wiil aan waligiis ciyarin logana ciyari wayey garomadii lagu ciyari jiray oo kubad inta la ordo u gayn jiray hooyadiis iyadana ay mindi ku jeexi jirtay ka bacdina soo tuuri jirtay ayaa mesha siduu doona ka yelayo mana jirto wax ka aqon roon oo la xisabtamayo iyo sharci uu ka baqayo…ciyartoy lagu geyey baabur siday ula ciyarayan kuwo lagu kenay diyarad intan la furin cayaraha ka hor sii jogay ugu yaran laba cisho? wiilasha soomaliyed waxa laga galay dambi aad u wayn mana lahan dambiga iyaga ee waxa iska leh ninka la yira c/qani wana maqlaysan waraysiga ciyar yahanka wana wiil geesi ah kuwa kale sidas uma hadli karan maxa yelay ninkii wax ka shega xariirka ku shega waxa laga saraa xulka lacagta lagu soo qato madaxodana siday rabana kama helaan ilahay ayaa u maqan qaranka soomaliya sportigana horumar ma garayo inta uu c/qani mamulayo runtii shaqada uu yaqaan waa makanik sidan maqlay tas ayuu yaqanan mamulkeda manta ma rabo inuu dib ugu labto wasaqdeda walee ninkii xaran ka dibirada wax fiican ma uu san cunin..wuxuu lee yahay waxan qabanaynaa ciyaraha gobolada sidad u ku aragten websed yada qarkodna waxay raban inay kuwo magac u yaal ah inay garoowe geyan taasna waxay ceeb ku tahay mamulka ka jira Puntland yaa u sheega in uu san macag ka racayn oo aan ahayn ceeb..mase la jogaa xili la yiraa waxa la qabanaa ciyaraha gobolada iyadoo aan la garin wad maqlaysan in la xirxiray ciyartoy ku jirtay is diyarin hadan arintas laga fiirsan waliged lama maqal ciyaartoy ayaa la qarxiyey ama la dilay balse hunguri wayninka c/qani iyo aqon daradiisa Sporti wax badan ayey keeni doontaa hadan laga qaban ninkas arimaha uu wado….
Burundi oo walaalaheyga xasuuqday dishay dhaawacday wax yeeleysay inta Garoon la galo Nabad kuma aanan soo kala tagi lahayn aanba Qoor sagaara ku ceejiyee,waa gaalo iyo gaala raacyo Raalli iska noqday,lkn ogaada dadka waxaas sharaf u qaatayow sharaf ma jirto ilaa Dagaal iyo Abood mooyee.
Wareiye suuni ka saar ama ha kaa saarin waqti ayaa la garaa adan waxba qarin karin dadkana kama qarsana dhibka ay ku nol yihin cayaartiyda soomaliyed markad rabto waad caynaysaa markii lagu qanciyana xaqa waad xaqirtaa suuni sidas ku wad saxiib…
Hambalyo ayan leeyahay xulka Somalia, inkastoo kulankii 1 aad yahay haddana laga adkaday somalia micneheedu ma ahan in ciyaartoyda Somalia aysan dadalin waqti weliba ay ku jiraan daruuftii ugu adkeyd taariikhda, taageero la’aan gudaha iyo dibadda dalkoodii oo bur bursan, niyad ahana ciyaartoydeena ma dhisna waxa laga yaabaa amaba jiri karta in ciyartoyda garoonka ku jirta qarkood waalidkooda ama carruurtooda ay ku dhibatoonayan Muqdisho!. Si kastaba ha ahaatee muwadin walba oo Soomali ah waa inuu taageeraa xulkiisa, fiiri adduunka markay timaado Xul iyo Xul, ka soo bilow Madaxweyne illaa Commentatorska cayaraha tabiya waxay taageerayan oo ku dhimanayan xulkooda. Forza SOMALO.
dhamaan waxaan salamaya xulka qaranka somaliya waan kuxumahay guuldarada nasoogartey still we have chance waxaa lobahanyahey in ladadalo lama rajo dhigo we can win
waxaan ahey laciib somaliyeed kuna riyoodey inu kaciyaro dalkiisa somaliya waxaana kaciyara werer waxaan jeclaa inaan kabadalo xulka qaranka xalada ey kujiraan keenta guuldaro ciideyda iyo calkeega waan udhimanayaa that is my dream no one can stop me antill i gone